23/06/2021
Fursad wanaagsan.
MARTIQAAD TABABAR ONLINE AH
*************
Bandhigga Ganacsiga Soomaaliyeed wuxuu si xushmad leh idiinku martiqaadayaa tababar ZOOM iyo Facebook TOOS (LIVE) ah ciwaanka: “Sidee loo dhisaa shirkado ku dhisan Istaratejiyad iyadoo loo marayo BALANCED SCORE CARD”. Waxaa marti innoogu ah Dr.Asad Nuh, oo leh khibrad in kabadan 20 sano oo maamul iyo tiknoolijiyad ah, kana soo shaqeeyey shirkado caalami ah sida, Nokia, Nokia Siemnes,Tellabs, Accenture, waana hal-abuure aasaasay in kabadan 13 Shirkadood.
Tababarkaan waxa uu muhiim u yahay shirkadaha waa weyn iyo ku wa yaryar sidoo kale dadka jacel in ay noqdaan hal-abuurayaal gancsi.
Taariikh: 27/06/2021, fiidka Axada ay Isniinta soo gelayso, 07:50pm fiidnimo, Waqtiga Geeska Afrika.
Somali Trade Show