Zakaria Sarqawi

  • Home
  • Zakaria Sarqawi

Zakaria Sarqawi WELCOME

🛡️ BUNKERS – Goobaha Gabaadka ee Xilliyada Khataraha & Dagaalada Bunkers waa qolal xooggan oo inta badan Laga dhiso dhul...
25/04/2025

🛡️ BUNKERS – Goobaha Gabaadka ee Xilliyada Khataraha & Dagaalada

Bunkers waa qolal xooggan oo inta badan Laga dhiso dhulka hoose si ay dadka uga ilaaliyaan khataraha sida dagaallo, weerarro nukliyeer ah, iyo musiibooyin dabiici ah. Dalal badan ayaa dhistay bunkers si ay shacabka uga ilaaliyaan khatarahaas.

Dalalka ugu caansan ee leh bunkers:

- 🇦🇱 Albania – In ka badan 700,000 bunkers.
- 🇨🇭 Switzerland – 374,000+ bunkers, qof walba wuxuu leeyahay meel gabaad ah.
- 🇫🇮 Finland – 50,000+ bunkers casri ah oo loogu tala galay shacabka.
- 🇸🇪 Sweden – 65,000+ bunkers loogu tala galay dowladda iyo shacabka.

Talow dalkeenu ma leeyahay goobo amni

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zakaria Sarqawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share