Groupka kheyrka iyo Dacwada ee Badbaadada Nolasha

  • Home
  • Groupka kheyrka iyo Dacwada ee Badbaadada Nolasha

Groupka kheyrka iyo Dacwada ee Badbaadada Nolasha Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Groupka kheyrka iyo Dacwada ee Badbaadada Nolasha, Media/News Company, .

Alle Dadka Waxa uu Ugu Yeedhayaa Daarta Nabad Gelyada, Wuxuuna Ciddii uu Doono ku Hanuuniyaa Wadada Toosan /suratu Yunus (25)https://youtube.com/-by6im?si=j1XDXxHb7xixGW72

22/06/2025

Ducada qadarka ayay bedesha 🤲 .

Badbaadada Nolasha 💙❤️ .

Mansha allah ❤️212 qof  ayaah manta dhamaysay kitaabka 100 xadiis ee groupka ka socda waxan si gaar ah ugu mahad celinay...
21/06/2025

Mansha allah ❤️

212 qof ayaah manta dhamaysay kitaabka 100 xadiis ee groupka ka socda waxan si gaar ah ugu mahad celinaya walasheen @⁨Maaida Cllaahi 😘😇⁩ oo ahayd macalimada si wada wanaagsan ugu dhigaysay Alle haka abaal mariyo macalimada .

Badbaadada Nolasha 💙❤️ .

14/06/2025

"Israa**l way jabaysaa muslimiinta ayaa ka adkaan doona cabsina k**a qabo" Sheikh mustafe.

Badbaadada Nolasha ❤️ .

14/06/2025

Cidii ka jesaata xuskayga waxan ku nolaynaya nolol cidhiidhi ah .

Allow xuskaga yanan ka jesanin Allahuma Aamin

❤️Badbaadada Nolasha 💚 .

13/06/2025

2 shay ee dhaxalka Nebigeenu Scw ino tegay .

Ilaahay kaama rabo in aanad danbaabin, ee waxa uu kaa rabaa marwalba oo uu danbi kaa dhaco inaad xaggiisa u noqotid, si ...
07/06/2025

Ilaahay kaama rabo in aanad danbaabin, ee waxa uu kaa rabaa marwalba oo uu danbi kaa dhaco inaad xaggiisa u noqotid, si uu kuugu danbi dhaafo.

Ilaahayaw noo danbi dhaaf.

Badbaadada Nolasha ❤️🙏

05/06/2025

وقف مليونا حاج على جبل عرفات اليوم، الله أكبر❤️🤎🖤💙💚

04/06/2025

Hamigaagu in ku Rumo Carafo oo aad Ducaysato ayaa ka xigta ❤️💯 .

“ Hadii dhib kastaa ku qabsado oo inta aad halkaa fadhiisato aad nabiga ﷺ ku saligiisa badiso wuu kaa tahayaa dhibkaasi,...
02/06/2025

“ Hadii dhib kastaa ku qabsado oo inta aad halkaa fadhiisato aad nabiga ﷺ ku saligiisa badiso wuu kaa tahayaa dhibkaasi, werwer adduun oo dhan baa kaa tagay..”

Badbaadada Nolasha ✅️❤️

01/06/2025

Duco waxaa ugu khayr badan ducada maalinta carafa:
لا اله الا الله وحده لا شريك له،له الملك وله الحمد وهو علي كل شيء قدير

Sidoo kale nabigeena scw wuxuu noo sheegay in soonka maalinta carafa lagu dhaafo danbi 2 sano, sannadka lasoo dhaafay iyo midka soo socda.

Allaha nawaafajiyo acmaashana inteeda wanaagsan hanaga aqbalo.

Badbaadada Nolasha ❤️💯

18/05/2025

انت و مالك لابي❤️💯

15/05/2025

Wax walbo Allahﷻ gacantiisa bay ku jiraan

Qofka caaqilka ahi wuxuu wanaajiya xiriirka rabbigiisa kala dhaxeeya markaa buu Allahﷻ u wanaajiya arimihiisa, xaaladahiisa iyo wax walboo ku hareeraysan🖤🤎

Badbaadada Nolasha ❤️💯

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Groupka kheyrka iyo Dacwada ee Badbaadada Nolasha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share