Abdi Aar Podcast

Abdi Aar Podcast This is a place where we discuss new and novel ideas! Tani waa madal aan ku tebino aarahaha ugubka ah!

09/13/2025

Taariikhda soosaarida saliida ama dahabka madow

09/08/2025

Waa maxay waxbarashada iyo shaqada ay petroleum engineer ku qabtaan. Waraysi aan ka qaaday Abdisamad Artan oo degan magalada Houston ee Texas.

09/03/2025

Curadkii Dugsiga Abaarso, Mubarik Sarhaye.

08/31/2025

Maxaa ka mid ah waxyaabihii kuugu xasuusata badnaa Dugisga Abaarso? - Abdirahman Haibe, Oklahoma-based structural engineer.

08/20/2025

Marxaalada Laydhka Somaliland!

Waraysi aan ka qaaday Mubarik Hassan mid ka mida ah aasaasayasha shirkada laydhka Al Nour ee magaalada Burco.

Kani waa poster aan u sameynay documentary-filmka aan ka diyaarinay nolosha Somali truck drivers-ka dalka Maraykanka. Ha...
08/09/2025

Kani waa poster aan u sameynay documentary-filmka aan ka diyaarinay nolosha Somali truck drivers-ka dalka Maraykanka. Hadaba waxyaabaha aadka noogu sahlay in aanu sameyno muuqaalkan iyo kuwo kaloo badan oo aad ku arki doonto filmka ayaa waxaa kow ka ahaa artifical intelligence (Ai). Dhowr sano ka hor aad ayay u adkayd in qofku helo sawiro noocan oo kale ah. Maanta se waxa kaliya oo kaa xiga in aad abuurto muuqaalada iyo marxaaladaha mala-awaalka ah ee maskaxdaada ka guuxaya, waa fahanka suuraynta sawirad iyo qorida awaamiirta ama prompts Ai-ga.

Haddii aad AI-ga u isticmaasho samaynta muuqalada isla markaana poster kan la mid ah u samayn karto filimkayaga fadlan nala wadaag. Mahadsanid.

07/25/2025

Somali Truck Drivers iyo Isticmaalka Technolojiyada.

I’m currently producing a solo documentary film in Somali (with English subtitles) that delves into the realities of the...
07/23/2025

I’m currently producing a solo documentary film in Somali (with English subtitles) that delves into the realities of the trucking industry—a vital sector many in our community rely on. Through the lens of one driver, the film offers an in-depth look at life on the road. To gain this firsthand insight, I joined a friend—a Somali truck driver—on a two-day trip from Dallas, Texas, to Columbus, Ohio. This journey unveiled a distinct perspective on this crucial American industry, showing how cultural values profoundly shape economic decisions.

06/13/2025
06/13/2025

Si wanagsan ayuu Dr. Sacad Ali Shire u qeexay qaabka cilmi-baadhis saynis loo fuliyo. Muraajaco ayay ii noqotay aniga. Waa in aqoonta noocan ah looga faaideeyo dhalinta jaamacadaha ku jira. Mahadsanid Dr. Shire iyo HIR Institute for Research & Development.

02/20/2025

𝗖𝗼𝗱𝘀𝗶:
Haddii tahay qof deggan, ka shaqeeya, ama dhigta(y) jaamacad wadankii ku taalla, fadlan ka jawaab su'aalaha survey gan hoose:

--------< https://shorturl.at/iuiwE >-----------

𝗙𝗮𝗮𝗵𝗳𝗮𝗮𝗵𝗶𝗻:
Survey waxa uu qayb ka yahay daraasad ay koox dhalinyaro ah oo Maraykan joogtaa ay wadaan. Daraasadaas oo lagu baadhayo xidhiidhka ka dhexeeya waxbarashada jaamacadaha dalkeena iyo xirfadaha shaqada ee maanta jira.

Fadlan sidoo kale asxaabtada la wadaan survey-ga. Mahadsanid!

01/14/2025

Habka Fursadaha Ganacsiga Baaritaan ama Research Loogu Sameyo.

Address

Columbus, OH

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Aar Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdi Aar Podcast:

Share

Category