Abdirahmaan Ahmed Mohamed

  • Home
  • Abdirahmaan Ahmed Mohamed

Abdirahmaan Ahmed Mohamed ||Curious Somali 🇸🇴 | Lifelong Learner 📚 | Aspiring Entrepreneur 💼||

Taliyaha Police-ka Asad diyaano waa nin shaqo yaqaan ah oo garanayo Shaqadiisa. Wuxuu mudanyahay in lagu amaano wax qaba...
09/07/2025

Taliyaha Police-ka Asad diyaano waa nin shaqo yaqaan ah oo garanayo Shaqadiisa.

Wuxuu mudanyahay in lagu amaano wax qabadkiisa.

07/07/2025

Gurmadka Caawa gaaraya degmada Moqokori waa Tira beel.

Allow guulee xaq udirirka.

07/07/2025

Warkii oo kooban Moqokori Aadan yabaal ma ahan.

Alle ha guuleeyo Xaq u dirirka Xawaadle ee khawaarijta dagaalka kula jira.

Wasiiroow waxaa lagaa yaabaa inaad hilmaantaye aan ku xasuusiyee maanta un ii dulqaado !!!. Waxaad Wasiir katahay Wasaar...
06/07/2025

Wasiiroow waxaa lagaa yaabaa inaad hilmaantaye aan ku xasuusiyee maanta un ii dulqaado !!!.

Waxaad Wasiir katahay Wasaaraddii Qorsheynta qaranka muddo ku dhow afar sano waxa kuu harayna waa bilooyin, wali deegaanadaadii wax mashaariic horumarineed ah k**a aadan fulin bal kuwii aad ballan qaaday ayaad iska ilowday.

Maanta ayeey Tala kula simantahaye bal dib u eeg deegaankii oo dib u dhac badan la il daran.

FG: Qoraalkaan Mucaaradnimo ma ahan ee waa dhaliil iyo toosin mana jirto cid gaar ah oo iga xigsan karta Wasiir Mohamed Abdirahman.

Isma Laheyn waxaa jira Aabo Sidaan u arxan Daran oo Wiilkiisa ah dhibkaan u geysanaya ama ku daawanaya wiilkiisa oo la d...
05/07/2025

Isma Laheyn waxaa jira Aabo Sidaan u arxan Daran oo Wiilkiisa ah dhibkaan u geysanaya ama ku daawanaya wiilkiisa oo la dhibaateynayo.

Islaantu iyadu waxba k**a sheegayo oo Ciqaabta aay Cunugaas yar marsiisay beey Aakhiro iyo Adduunba miraheeda guran doontaa.

War wuxu arxan daranaa oo xaasid sanaa 😡

04/07/2025
Adiga oo dalkaaga kasoo cararay colaad darteed inaad markaad waddan nabad ah timaadid aad shaqo ka dhigatid Hurinta Cola...
04/07/2025

Adiga oo dalkaaga kasoo cararay colaad darteed inaad markaad waddan nabad ah timaadid aad shaqo ka dhigatid Hurinta Colaad dalkaagii ka dhacda waa damiir xumo inteeda la eg.

Haddii kabtan ayuub uu sharcigiisa ku waayo Fal dambiyeedkiisii hurinta colaadaha sokeeya ee dalkeenna waaba hadduu sharci lahaaye waxeey digniin u noqon doontaa kuwa badan oo qaaqlayaal ah oo colaadaha Dalkeenna ka jiraa shidaal ku shuba oo af iyo dhaqaalaba ku taageera.

Kuwani Waa Ciidanka Galleyr oo Ka tirsan Ciidanka police-ka Soomaaliyeed, Waa Ciidan Qaab labiskooda, gaadda ka ciyaarko...
02/07/2025

Kuwani Waa Ciidanka Galleyr oo Ka tirsan Ciidanka police-ka Soomaaliyeed, Waa Ciidan Qaab labiskooda, gaadda ka ciyaarkooda, iyo sida aay dherer ahaan iskula geyihiin aay aad kuusoo jiiidaneyso.

01/07/2025

Diyaaradaha Ciidanka XDS 🇸🇴🇸🇴.

01/07/2025

Ciidanka badda Somaliyeed ❤️🙏

01/07/2025

Dabaal degga 1-da Luulyo. ❤️🇸🇴

01/07/2025

Heybad waxaad ku leedahay dalkaaga Hooyo. 🇸🇴❤️

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahmaan Ahmed Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share