Xogside

Xogside WAA PAGE KA RASMIGA AH EE Xogside
WARAR SUGAN
WARBIXINO
DHACDOOYIN
ARIMAHA DIINTA
IYO DHAMAAN ARIMAHA BULSHADA
KA DAAWO HALKAN

Wax qabadkii laga sugayay ma kulan afureed ayuu u wareegay.Waqtiga harayna waa hal sano ee ninki ku dhibtay uceli xilkii...
22/03/2025

Wax qabadkii laga sugayay ma kulan afureed ayuu u wareegay.
Waqtiga harayna waa hal sano ee ninki ku dhibtay uceli xilkiisa.
Waad mahadsantahay.

Markii la dhahay lacagtii idinka cunay sow tuu qayliyay.Ceyriin cune calooshisa ayuu la tuhun qabaa ayaa maqli jiray.Alo...
10/08/2024

Markii la dhahay lacagtii idinka cunay sow tuu qayliyay.
Ceyriin cune calooshisa ayuu la tuhun qabaa ayaa maqli jiray.
Alow yaa qalbigaada soo fiiriyo.
Dadka waad lugeysee adigane adigane cid ku lugeyso ayaan sugena.

14/07/2024

Waakaas dhibatadii Farah Sheikh Abdulkadir ee aan ka hadleynay meeshaas ayaay maraysaa.
War kuwa ugu dhwow ninkaan dadka ka qabsada haduu qabasha leeyahaye hadii kale...

Farah Sheikh Abdulkadir  DHIBKA UU BEESHIISA KU HAAYO MID LAMID AH AYUU SOMALIDA KALE KU HAAYA!!QORAALKAN HOOSE KAGA BOG...
14/07/2024

Farah Sheikh Abdulkadir DHIBKA UU BEESHIISA KU HAAYO MID LAMID AH AYUU SOMALIDA KALE KU HAAYA!!
QORAALKAN HOOSE KAGA BOGO.

Farax waa jookar waxuuna yaqaana sida game loo dheelo waxuu dadka kale tusiyaa wax u muuqdo wanaag balse markaad u fiirsatid aad ogaanaysid in dhib wayn tahay.
Waxaan ku tusayaa 7 tusaale oo qofkasta uu ogaan karo dhib ama dheef faarax dadka waxuu kusoo kordhiyay tan iyo markii wasarada loo dhibay.
1. 2022 markuu wasiirka noqday shahaada dugsiga sare waxay ahayd $20 waxuu ka dhigay $5 dadka waxay u arkaayen wanaag kadib maxaa dhacay?
2022 ardaydi dhamaysay dugsiga sare ilaa hada arday ayaan qaadan shahaado sababto ah shaqabo laguma qabanaya ama $50 ayaa bixine ama Nasiibkaga suge
2. Macalimiin sanada badan hortiis soo dhigayay iskuulada dowlada wuu kala diray macalimin kale ayaa la qaadaa ayuu dhahay maxay tahay ujeedada macalin intaas dhigayay loo dirayo ujeedadisa waa ka macaashid dhiiga dadka.
3. Macalimiinta 3000 ee la qadanaya shuruuda waxaa kujirto inusan kamid aheen shaqaalaha dowlada 4 sana kadibna dib hadane loo codsanaya shaqada ama uu iska tago.
Xagee ku aragtay 4 sana meel macalin ka aheyd dib usoo gal imtaxan ama bax
4.macaliminti waar diyen jiray imtaxaanadka kuman kun ayay ahayen dhamaantod waa la xaaqay waxaana lagu shaqeyna si bilaash ah dad wasarada ushaqeeyo away kacagtii intaas la buriyay kuwana anan la siinen
5.jaamacada ummada macaliminta waxay qadan jirin kis kufilan waxuu ka jaray lacagahii kudhawad 400$ waxuuna ku badiyay xiisadihii xagey aadeysa intaas lacag macalin kasta laga jaray mise istaahila macalin dhididkisa in ka duugo
6.waxuu soo saaray foundation wax la dhaho iyo in shahadada 4 sana ka yaran karin.
Waa ok balse sharci ahaan kuwa bilaabaya ayaa dhaqan gal ka dhigayo arday 3 sana inu ku dhameyo hishiiska ahaa oo casharadi dhamaystay buugane qorayo ayaa la dhahay waa in sanad logu daraa waxuu iska hor keenay jaamacadii iyo ardaydii
7. Ardayda haysato shahadoyinka kahor nidamkan waxbarashada hada awal sifudud ayaa lo badali jiray, waxaa laga codsan jiray linkiyo wuu xiray dhaman waxa kaliye lagu badasha lacag ama masul kugeeyo.

Intaas iyo inkabadan ayuu la soo shir tagay farax ee dadka ugu dhow ninkas dadka ka qabta hadio kale sidii fahad yaasin ayaad daqal ka tuureysan.

Hadaba faarax dhibka uu beeshisa kuhaayo mid ka wayn ayuu somaliweyn ku haaya.

in kabadan 150 qof oo ah dhalinayarada  beesha rerow xasan ah oo kamid ah 3000 qof  oo somaliyeed kuwaas oo ahaa macalim...
10/07/2024

in kabadan 150 qof oo ah dhalinayarada beesha rerow xasan ah oo kamid ah 3000 qof oo somaliyeed kuwaas oo ahaa macalimiin iyo imtaxaan waariyaal ahaa ayuu Farah Sheikh Abdulkadir ka buriyay shaqadii isaga oo ku badashay dad kala uu isaga wato waliba kudarsoo dadkaan waxay sugaayeen lacagahoodo oo aysan muda qaadan waxayna imaanaysaa lacagtoodo bisha soo soo socoto balse inay xataa lacagahoodo sugaan waa loodiay sida ay isheegen dhalinyaradaas oo aan la kulmay.
hadii boosaskii dhalinayaradaas kubadashay kuwa isaga uu wato lacagtoodane oo xadi aad u badan ahne qasnadee ayaa lagu shubaayaa.
Jawaabta dadka ayaan udaynaya!!

Farah sheekh abdiqaadir oo bilaabay inuu kala furfuro madasha hansan----Dhalinyaro aqoonyahano ah ayaa sameeyay madal ay...
09/07/2024

Farah sheekh abdiqaadir oo bilaabay inuu kala furfuro madasha hansan----

Dhalinyaro aqoonyahano ah ayaa sameeyay madal ay ugu tala galen inay dhalinyarada iyo dadka hurdo toosiyan isla markana lamideeyo waxayna sameyen madal ay ugu magac dareeen Hansan waxaa arinkii maqlay farah abduqaadir oo anan rabin in la baraarujiyo dhalinyarada lana baro waxay xaq uleyihiin inay ka hadlan ayaa bilaabay inuu furfuro madashaas waxuuna xil siiyay mid kamid ah halka 2 kalane si gooni ah ula hadlay.
Farah abdulqadir waxaa kaliye uu rabo ayaa ah inuu madaxa kaga taagnada qofkasta oo uu ku tabaayo karti iyo aqoon.
Dhalinyarooy midninadiina muujiyo yuusan been idiin sheegin niman ayaga, walalahood iyo wiilashodo Farah Sheikh Abdulkadir ka simay shaqo min waardiyo ilaa agaaasime saas ay tahayne umaleeyo wali inuu xaq ka maqan yahay.

iyo

28/01/2024

odayaasha beesha rerow xasan oo halkii ay danta reerka ka shaqeyn lahayen badalkedka Farah Sheikh Abdulkadir ugu tago inay kaliyeh uqabto danta qoyskisa hoose ayaa waxaa loo magacabay agasimaha bankiga dhiiga nin magacisa lagu sheegay abdirahim xasan shuubo oo ay qaraabo dhow yihiin abdikadir abdiraxman oo kumagac dheer abdiqadir madaxey kaas oo asna horay sidaan oo kale faarax abdiqadir ugu geeyay dad badan oo asaga qaraabo yihiin taas badalkedane uu asna kala shaqeyo afduubka beesha rerow cilmi .
**a gaabin doono inan bananka keeno waxkasto oo ayaga umaleyan inay qarin karan insha alh.

Farah Sheikh Abdulkadir  oo ah siyaasi markasta ka shaqeyo danta jufadisa hoose gaar ahan kuwa ugu sii dhow jufa ahan ay...
25/01/2024

Farah Sheikh Abdulkadir oo ah siyaasi markasta ka shaqeyo danta jufadisa hoose gaar ahan kuwa ugu sii dhow jufa ahan ayaa maalmahan qorsheynaya inu qandaraas la raadinaya nin lagu sheegay inay xigto dhaw yihiin kaas oo la sheegay inu qurbaha ka imaday hadana ku sugan gurigisa .
Maalmaha soo socdo waxaan idinla wadaagi doona ninkaas magacisa oo sadaxan wadanka uu ka imaday iyo qorshaha saxda ah ee lagu yeeray i.a.



Taliyihii h**e ee Nisa fahad yasin oo kusoo biirtay barta twitter ka ayaa isla maanta soo dhigay bostigaan.Mudane sodhaw...
23/01/2024

Taliyihii h**e ee Nisa fahad yasin oo kusoo biirtay barta twitter ka ayaa isla maanta soo dhigay bostigaan.
Mudane sodhawow.

Habeen wanagsan mudanayaal .Si aan howlaha aan wadno usii laba jibaarno waxaan hawada soo galin doonaa website ka xogsid...
22/01/2024

Habeen wanagsan mudanayaal .
Si aan howlaha aan wadno usii laba jibaarno waxaan hawada soo galin doonaa website ka xogside kaas oo qayb ka noqon doono programyada aan rajeyneyno inaan cod dheer iyo mid gabanbo an ku muujino inan marnabo la aqbalin daneyntayaal.
Asxaabta kusoo biirtay kacdoonkan waad mahadsan tihiin .
Mar dhowna naga fisho wareysiyo aan siino tvyada insha alh.
SIdoo kale barta xogside waxay taageera umuujisay aqoonyahanada beesha oo aan rajeyneno in an bahwadaag ku noqono ka mira dhalinta iyo hormarinta beesha rerow xasan!!
Say No today
Yes tomorrow

DFS oo sheegtay heshiiska ay wada gaareen Soomaaliya & Masar in loo badali doono ficil.Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadd...
22/01/2024

DFS oo sheegtay heshiiska ay wada gaareen Soomaaliya & Masar in loo badali doono ficil.

Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad ayaa ka warbixiyay booqashooyinka, kulamada iyo daddaalada diblomaasiyadeed ee madaxda Qaranku waddo tan iyo 1-dii bishaan oo uu soo if baxay damaca gurracan ee Ethiopia.

Wasiirk Balcad ayaa sheegay in dowladda ay billawaday dagaal diblomaasiyadeed ee looga hor tagayo damaca gurracan ee Itoobiya ee Badda Soomaaliya, kaas uu ku sheegay in uu ahaa dagaal aan la’isku qaadan qori.

Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad ayaa tilmaamay in dalka shirkii dalka Uganda ka qabsoomay ee isugu yimadeen madaxda dalalka dhexdhexaadka ah oo looga hadlay xadgudubka Itoobiya ay Soomaaliya.

Dhanka kale Kusimaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cali Balcad ayaa sheegay in dowladda Masar ay si buuxda u garab taagan tahay, isaga oo xusay heshiiska ay wada gaareen Soomaaliya iyo Masar in loo badali doona ficil



Dhalinyarada waa udub dhaxaadka beesha saas darteed ma aqbali doono in siyaasi uusan muhimada kowaad siiinin dhalinyarad...
22/01/2024

Dhalinyarada waa udub dhaxaadka beesha saas darteed ma aqbali doono in siyaasi uusan muhimada kowaad siiinin dhalinyarada laga aamuso. Ma aqbalena in qof la naas nuujiyay uu ka soo h**eeyo run kasheegida xaqiiqda siyaasiga isla markana uu difaaco Ma aqbali doono inan ka aamusno in odaygii reerka la dhahay matal u dantisa kaliye uu fiirsado isla markana dan qoskisa bes uu markasta ka dhiga tan kowaadma aqbali doono inan ka aamusno dhalinyarada shaqooyinkoodi laga buriyo iyadoo lagu xaglinayo hebel ayuu taagera u ahaa .k**a aamusi doono inaan abaabulno qofkasta oo tabasho qabo inan soo bandhino insha alh

dantada shaqsiga aheyd waa dhamatay lkn danta guud haa

Address


Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xogside posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Opening Hours
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share