Jacfar Moallim Mohamed-Page

Jacfar Moallim Mohamed-Page Halkani waa Bogayga Rasmiga ah waxaad ka heli doontaan Warbixino iyo Sawiro ku aadan Bilicda Dalkeena Iyo Barnaamijyo ku xiiso gelin doona.

I am a Somali journalist and commentator on the domestic and foreign political arena. I analyze sports reports. I also provide information on pets and social issues.

28/11/2025

Gabadh Macalin Kooxeed oo Kubada cagta

28/11/2025

Macalin Xamaam oo Galkacyo lagu soo dhaweeyey

28/11/2025

Muqayilka ama Niicda Shaqa badan bey qabatay halka sheekha habeenkii oo dhan Camalkiisa ku mushquulsanyahay.

28/11/2025

Shacabka degmada Buraan Gobolka Haayland oo hab isku-tashi ku dhisanaya mid ka kamid ah waddooyinka magaalada.

28/11/2025

Arday lugu dhaarinayo inay cilmigay barteen, si daacada ugu shaqayndoonaan bulshada.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Dowlad goboleedka Waqoyi Bari  Coll Mohamed Abdi Dheere oo Safar Shaqo ku Jooga Caasimada Som...
28/11/2025

Taliyaha Ciidanka Asluubta Dowlad goboleedka Waqoyi Bari Coll Mohamed Abdi Dheere oo Safar Shaqo ku Jooga Caasimada Somalia oo Kulan la Qaatey Gudomiyaha Maxkamada Sare Somalia Baashe yuusuf ahmed.

28/11/2025

Xildhibaan h**e Cabdikariin Xuseen Guure oo gabar uu dhalay ay kaalinta kowaad u gashay Ardaydii ka qalin jabisay Jaamacadda Bosaaso-Garowe ayaa farxadda la qaybsaday gabadhiisa iyo guud ahaan Ardayda.

27/11/2025

Boqor Buurmadoow oo ammaan kala duldhacay Abdilahi yuusuf Siyaad Barre iyo Famraajo.

27/11/2025

Ardayad Faadumo Faarax"Waxaan aaminay ardaydeenna qalin jabisay dalkayaga waxaana beeninay dhalanteedka dalal shisheeye".

Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyas Osman Lugatoor, ayaa ka qayb galay Munaasaba...
27/11/2025

Ku-simaha Madaxweynaha, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Ilyas Osman Lugatoor, ayaa ka qayb galay Munaasabadda qalinjebinta dufcadda 25-aad ee ardayda Jaamacadda Bariga Africa faraca Boosaaso.

Ardayda qalin bedelatay ayaa dhan 425 arday, waxaana ay ka kala bexeen 9 kulliyadood oo kamid ah kulliyadaha Jaamacadda. Madaxweyne ku-xigeenka ayaa hambalyo, dardaaran iyo duco usoo jeediyey ardayda ka qalin bedelatay heerka koowaad ee Jaamacadda Bariga Africa faraca Boosaaso.

Munaasabadda Qalinjebinta waxaa Madaxweyne ku-xigeenka kala qayb galay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland Mudane Maxamed Maxamuud Ciise (Awoowe), masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Maamulka gobolka Bari iyo kan degmada Boosaaso, maamulka Jaamacadda Bariga Africa, Ismo, nabadoono, waalidiin waxgarad iyo masuuliyiin kale.

27/11/2025

Sanado badan ayuu curyaanimo kutuugsan jiray, wuuna guurguurtaa balse ugu dambeyn lugihii ayuu labaxay

27/11/2025

Hadal jeedinta wasiirka waxbarashada Puntland Dowlada Puntland Fu'aad Abshir ee Xafladda qalinjebinta Dufcadda 9aad ee Jaamacadda Boosaaso -Garowe

Address

Garowe

Telephone

+252907576709

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jacfar Moallim Mohamed-Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Magacaygu Waa Jacfar Moallim Mohamed Waxaan Ahay Wariye Ka Hawl Galay Gudaha Puntland waxaana ahay soo saare filimo gaa-gaaban Waxaa ii astaan ah shaqo wanaag, ballan ilaalin, tixgelin iyo faafinta afkaarta wanaagsan ee keenaya isu soo dhaweynta umadda Soomaaliyeed. Barnaamijyada aan soo gudbin doono ( Hadii Eebe idmo ) waxay ku qotomi doonan wargelin, wacyigelin, waxbarid iyo madadaalo. Fadlan kamid noqo dadka ku xiran degelkayga.

Jacfar Moallim Mohamed