Raad Media

Raad Media We are Media Company , we capture stories and events.

01/05/2025

SOYAC

03/02/2025

Raad Media ugu kalau muqaalo tayosare leh oo kuu sahla inad macamishada ku gaadho si fudud.

HARGEYSA MAGAALADA KHAYRKA.Sheekh Mohamed Haybe waxa uu Jimce kasta gelinka danbe muxaadaro kuqabtaa Khayriyada magaalad...
17/01/2025

HARGEYSA MAGAALADA KHAYRKA.
Sheekh Mohamed Haybe waxa uu Jimce kasta gelinka danbe muxaadaro kuqabtaa Khayriyada magaalada Hargiesa , waxan xasuusta mudo dheer isago halkaas sidaas muxadarada ugu qabta bulshada kudhaqan caasimada Hargiesa wxanan maanta Camerada u qaadanay inan idiinso gudbino khayrka goobtas ka socda.
waxa sigaar ah aan u xusaya in uu malinkasta u duceeyo dadyoowbadan oo ladhibataysan aafada qaadka oo malinkay ugu yartahay ay saddex qof ballan qadan inay qaadka iska deynayaan halkaasna Sheekha iyo bulshada isugu timiba ugu duceeyan Alle habarakeyo Sheekh Mohamed Haybe Abaalkidana janno haka yeelo.

A'rahman Aleeli📷📸

Madaxweyne Biixi oo Xadhiga ka Jaray suuqa weyn ee Waaheen.
30/11/2024

Madaxweyne Biixi oo Xadhiga ka Jaray suuqa weyn ee Waaheen.

Somaliland difaac qaran,  nabad iyo Doorasho.
13/11/2024

Somaliland difaac qaran, nabad iyo Doorasho.

Muwaadin Nabad Ku Codee.
12/11/2024

Muwaadin Nabad Ku Codee.

04/07/2024

Meherkii u shidna Hargeysa Ismaciil C Ubax iyo Hibaaq Larry.

03/07/2024

Fanaaniinti Hargeysa oo bilado lagu taxay !!

30/06/2024

Qaybta 2aad: Kala saarista saddexda Jamhuuriyadood.

Madaxbananida Somaliya ee Xasan Sheekh ku doodo Somaliland kamay mid ahayn.

29/06/2024

Sideynu kuweynay MAdaxbananideeni 26 June ?

27/06/2024

Imtixaankii wuu nookufay wasaradana kajawabaysa taas : Mid kamida Ardayda

Rayiga ardayda uu imtixanku usoo dhamaday maanta iyo walidinintooda

27/06/2024

Arday fariin u diray Maayar Mooge iyo Musharax CAbdiraxman Cirro ....

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raad Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Raad Media:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share