Hamdi Yasin

Hamdi Yasin Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hamdi Yasin, Digital creator, Kismayo.

Deg deg Baarlamaanka Soomaaliya oo hada bilaabay ansixinta Dastuurka oo wax ugu wayn ee ay isku khilaafsanyihiin Dowlada...
04/03/2026

Deg deg Baarlamaanka Soomaaliya oo hada bilaabay ansixinta Dastuurka oo wax ugu wayn ee ay isku khilaafsanyihiin Dowlada dhexe iyo Dowladaha xubnaha ka ah gaar ahaan Putland & Jubbaand

Garoowe : 04 March 2026: Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay siweyn u cambaareynaysaa weerarka saaka (03:00am)  Dowl...
04/03/2026

Garoowe : 04 March 2026: Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay siweyn u cambaareynaysaa weerarka saaka (03:00am) Dowladda Federaalka Soomaaliya ku qaaday, Xildhibaannada Puntland ku metela labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ku sugan Hotel Airport (Muqdisho), iyo Afduubka loo geystay La-taliyaha Madaxweynaha Puntland ee arrimaha Bulshada Mudane Axmed Cabdi Hurre.

Falkan waa mid ugub ku ah Dowladdnimada, iyadoo aan sifo sharci ah loo soo marin oo uusan jirin wax danbi ah oo ay geysteen waxaa hotel AirPort loogu daatay Xildhibaannada iyo Senatarada Puntland, waxaa halkaasi ka dhacay jirdil iyo Afduub.

Waxkasta oo ka dhasha falkaasi foosha xun waxaa masuuliyadeeda qaadaysa Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

-DHAMMAAD-

Saldhiga Military maraykanka we ciraaq oo gubana!Iran waxaay hada gantaalo ku garaacday Saliga Military Maraykanka uu ku...
01/03/2026

Saldhiga Military maraykanka we ciraaq oo gubana!

Iran waxaay hada gantaalo ku garaacday Saliga Military Maraykanka uu ku leeyahay dalka ciraaq

Iran ayaa 24-kii saac ee u danbeeyay waxaa duqaymo culcul u qaybiyeen bariga dhexe

Iran waxaay habeenkii labaad gantaalo ku garaacaysa Isra,il Sawirro cirka laga qaaday ayaa muujinaya burbur ba’an oo ku ...
01/03/2026

Iran waxaay habeenkii labaad gantaalo ku garaacaysa Isra,il

Sawirro cirka laga qaaday ayaa muujinaya burbur ba’an oo ku dhacay degmada Beit Shemesh, oo galbeed ka xigta magaalada Jerusalem, kadib duqeyn ay fuliyeen ciidamada iiraan.

Weerarkan ayaa sababay dhimashada 9 qof oo Israa’iiliyiin ah iyo dhaawaca 57 kale, sida ay xaqiijisay warbaahinta Channel 12.

Iran oo  si deg deg u soo magacowday Hogaamiye cusub oo ku meel gaar Ka dib dilkii Ayatulli Ali khamenei Sido kale Iran ...
01/03/2026

Iran oo si deg deg u soo magacowday Hogaamiye cusub oo ku meel gaar Ka dib dilkii Ayatulli Ali khamenei

Sido kale Iran waxaay ku dhawaaqday 40 maalmood oo baroor diiq ah

Kumanaan shacab Iranian ah ayaa baroor diiq ku dhex samaayna caasimada Iran 🇮🇷ee  Tehran  ka dib dilkii Marayganka & Isr...
01/03/2026

Kumanaan shacab Iranian ah ayaa baroor diiq ku dhex samaayna caasimada Iran 🇮🇷ee Tehran ka dib dilkii Marayganka & Isra’iil u gaaysteen Hogaamiyahooda Ali Khamenei

Ilmaha oo udhashay dalka Maraykan ka oo lagu magacabo  Zachary waxa uu ku sigtay in uu naftiisa waayo,lkn ilaaahy ayaa b...
19/12/2025

Ilmaha oo udhashay dalka Maraykan ka oo lagu magacabo Zachary waxa uu ku sigtay in uu naftiisa waayo,lkn ilaaahy ayaa badbaadshay

Waxa uu koomo kujiray muddo bil ah ka hor inta aanu ka soo kaban. Halistaan waxaa sabab u ahayd qalad aan ula kac ahayn oo ay hooyadiis samaysay

markii ay siisay dawada ka hortagga Gooryaanka ee Vermox oo ay la socoto antibiyootiga Flagyl.😪

Isdhexgalka daroogada wuxuu keenaa finan maqaarka ah oo halis ah oo loo yaqaan 'Stevens-Johnson syndrome', taas oo ay adag tahay in la daweeyo oo u baahan daryeel gaar ah sababtoo ah boogaha indhaha iyo maqaarka. Haddaba,

waxaa lagama maarmaan ah in dhaqatiirtu bukanada waydiiyaan su aalahan

Maleedahay xasasid dawada ah

Majiraan dawooyin kale oo aaqadatid

Xog deg deg ah : Cumar Cartan ayaa goordhow loo xushay garsoorayaasha Afrika ee matali doono koobka Adduunka 2026 oo ka ...
10/12/2025

Xog deg deg ah : Cumar Cartan ayaa goordhow loo xushay garsoorayaasha Afrika ee matali doono koobka Adduunka 2026 oo ka dhici doona USA, Canada iyo Mexsico.

Cumar oo ah Wiil Soomaaliyeed waxaa uu gaaray guul wayn oo Waxaa loo xushay garsoorayaasha qaban doona World Cup 2026.

Adigu sedee u aragtaa guushiisa?

10/12/2025
10/12/2025

Ciidanka gaarka ah ee Maraykanka ee ICE ayaa maanta gudaha u galay xaafadda Soomaalida ay ku badantahay ee Cedar-Riverside, oo Soomaalidu u taqaan Siidar, kuna taalla magaalada Minneapolis.

Ujeeddadoodu waxay ahayd inay dadka weydiiyaan sharcigooda iyo aqoonsiyada ay wataan, balse bulshada Soomaaliyeed iyo dadka deegaanka oo si isku duuban u falceliyay ayaa ka hor istaagay in howlgalkaas si fudud u socdo.

Intii ay isku dhacyadu socdeen, ciidanka ICE ayaa adeegsanay sunta dadka ka ilmaysiisa (pepper spray) si ay u kala eryaan dadka isu soo baxay, taasoo keentay kacsanaan weyn oo ka dhex dhalatay xaafadda.

Hoos ka daawo muuqaalka laga soo duubay dhacdada maanta ka dhacday Siidar.

Donald Trump ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaalida iyo xildhibaan Ilhaan Omar, xilli uu ka hadlayay isku soo...
10/12/2025

Donald Trump ayaa mar kale weerar afka ah ku qaaday Soomaalida iyo xildhibaan Ilhaan Omar, xilli uu ka hadlayay isku soo bax ka dhacay Pennsylvania, shalay.

"Waan jeclahay Ilhan Omar, wax walbuu magaceedu yahayba, iyadoo xidhan koofiyadda yar," Trump ayaa yidhi

Address

Kismayo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hamdi Yasin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hamdi Yasin:

Share