Somali Sahan Tv

  • Home
  • Somali Sahan Tv

Somali Sahan Tv Somali Sahan Media is an independent news Website run by Professional journalists, based in Mogadishu, Somalia where you can get 24/7

Mr Yardi Former NGO Operator Accused of Diverting Food Aid Now Leads Construction Firm in Galmudug! June 9, 2025 | Mogad...
09/06/2025

Mr Yardi Former NGO Operator Accused of Diverting Food Aid Now Leads Construction Firm in Galmudug!

June 9, 2025 | Mogadishu, Somalia

A former NGO operator who once received contracts from the World Food Programme (WFP) has been accused of diverting food aid meant for vulnerable communities in Somalia. The individual, who formerly ran a local NGO that partnered with WFP, is now at the helm of a private construction company operating in Galmudug under the name Som-Central Construction Company.
According to credible sources, the former NGO head was found to have misappropriated food aid that had been allocated for malnourished children, displaced families, and vulnerable populations in the region. The aid, which included essential food supplies, was allegedly diverted for personal gain, violating WFP protocols and humanitarian standards.
An internal investigation by the World Food Programme confirmed the corruption, leading to the immediate termination of all contracts between the individual and WFP. Furthermore, WFP issued a formal decision to permanently blacklisthim from participating in any future projects or tenders funded by the agency.
Despite the serious nature of the misconduct, the individual has since rebranded himself and established Som-Central Construction Company, which is now pursuing infrastructure contracts across the Galmudug region. Transparency advocates warn that this move could allow him to regain access to donor funds, this time through the construction sector.
It is deeply concerning that someone with a proven record of aid diversion is now seeking to benefit from public or donor-funded contracts again, said a civil society watchdog member in Galmudug. We call on all international partners and humanitarian agencies to conduct thorough background checks.
The case underscores a growing issue in Somalia’s development sector, where individuals with tainted records often reappear under new business identities. Anti-corruption organizations are urging donor agencies, including UN bodies, to strengthen vetting procedures and maintain blacklists to prevent repeated abuse of humanitarian systems.

Abaabulka shirqoolada Saraakiisha Ciidanka Xildhibaanada mucaaradka siyaasiyinta waa weyn ee horay xilaal u soo qabtay h...
27/09/2024

Abaabulka shirqoolada Saraakiisha Ciidanka Xildhibaanada mucaaradka siyaasiyinta waa weyn ee horay xilaal u soo qabtay hadan dhaliilsan Siyaasaday Xasan Sheekh, qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada muqdisho oo loo qorsheeyay dilal sarkaalka howshas uu u xil saaray Xasan Sheekh, adeerna u yahay ayaa lagu magacaabaa Col Maslax, kaasi oo hada dagaal hoos kula jiro Saraakisha ciidamad qaar maxaa ka dhalan karo qorshahas Hada socodo?

Wasiirka Arrimaha dibada Somalia Ahmed Moallim Fiqi ayaa first consuler safaaradda Dubia u magacaabay shiine coley oo ah...
26/08/2024

Wasiirka Arrimaha dibada Somalia Ahmed Moallim Fiqi ayaa first consuler safaaradda Dubia u magacaabay shiine coley oo ah qaaqle social media caan ka ah. Dowladnimadii waa lugu ciyaaray qaaqle Diplomacy ah.

08/05/2024

Qoorqoor waxaad ila egtahay nin qori faal ah watay 1991 xiligii aan qaxeynay ee Caag Saliid cadeey ah iyo sonkor naga xoogay.
Qoorqoor Xaliimo Xasuustada weey fiicantahay anigu ahaa waliba kartoon baasto ah ayaad hilmaamtay.

Sanadkaan madaxtinimada Galmudug waxaa u sharaxan laba ganacsade ee kala Ah Liibaan dhuluq iyo Abdinasir hashi garuun, k...
09/03/2024

Sanadkaan madaxtinimada Galmudug waxaa u sharaxan laba ganacsade ee kala Ah Liibaan dhuluq iyo Abdinasir hashi garuun, kuwaas oo ka ganacsada muqaadaraadka Qaadka, ayaa isku soo taagay qabashada xilka madax weyne ee Galmudug

Aaway aqoonyhankii indheer garadkii, elite kii, iyo siyaasiyiinti Galmudug marka ay qaadwalayaashii haweysanayaan hogaanka Galmudug habaarkaas xagee ka socdaa bulshooy?

Saadasha Doorashada Puntland 2024!Yaa Codkaaga siin laheyd 4 Musharax ee ugu saameynta badan Doorashada berito dhici doo...
07/01/2024

Saadasha Doorashada Puntland 2024!
Yaa Codkaaga siin laheyd 4 Musharax ee ugu saameynta badan Doorashada berito dhici doonta?
1 Siciid Deni
2 Axmed Cawad
3 Abshiir Haruuse
4 Asad Diyaano
Codkaagu Waa muhiim.

Warar ayaa sheegayo in Koofi la layahay mudo 5 maalin ah waxaan jira shaki weyn oo ah in Koofi uu joogo Jilib.
13/10/2023

Warar ayaa sheegayo in Koofi la layahay mudo 5 maalin ah waxaan jira shaki weyn oo ah in Koofi uu joogo Jilib.

Wiil uu adeer u yahay Madaxweyne Xasan Sheekh oo ah madaxa ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha oo lagu Magacaabo Maslax a...
07/08/2023

Wiil uu adeer u yahay Madaxweyne Xasan Sheekh oo ah madaxa ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha oo lagu Magacaabo Maslax ayaa qaab qabiileysan uga eryay askartii iyo saraakiishii ilaalada madaxtooyada kuwa aan ku qabiilka aheyn saraakisha iyo askarta ayuu ku sameeyay bedal halka kuwa qabiilkiisa ka soo jeedo uu madaxtooyada ku soo guray taasi ayaa ah mid ka fog xeerka ciidamada qalabka sida Wiilkan ayaa leh awood xoogan taasi uu garsiisan in taliyasha ciidamada ay asaga ka mar qaatan kala ququbka ciidan ayaa ah mid uu hada ku howlanyahay.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Sahan Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Sahan Tv:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share

SOMALI SAHAN MEDIA

LADAGAALANKA MUSUQA IYO SOOGUDBINTA XOGAHA SIRTA AH.