15/09/2024
TOOS;
Barnaamijka: Ayaanka Abwaanka
Halbeegga: Xuska iyo Xusuusta abwaan Kulan Xasan Cilmi ‘Jurun’ (1885 – 1945)
Kulanka: 10aad
Martida: wariye C.Naasir Xersi Cabdi 'Iidle', abwaan Cabdi Faarax 'Dhunkaal', abwaan Xersidhuux M. Weheliye iyo abwaan Colaad M. Nuur-Qeyd
Xiriirin: abwaan Calideeq M. Xaashi