Dalhag Media

Dalhag Media Warbaahinta Dalhag Media waa warbaahin madax banaan oo ku hadasha afka Soomaaliga, taas oo ka hawlgasha gayiga Soomaaliyeed.

Dalhag Media waa Codka Shacabka kala soco, mar kasta Warar Sugan & Xoggo Rasmi ah.

Puntland — Alle ha u naxariistee waxa Garoowe ku geeryoodey Agaasimihii Xarunta Horumarinta Cimi-baadhista ee PDRC, Cilm...
21/10/2025

Puntland — Alle ha u naxariistee waxa Garoowe ku geeryoodey Agaasimihii Xarunta Horumarinta Cimi-baadhista ee PDRC, Cilmi-baadhe sare, Cali Faarax Farmayeeri oo maalmahan xanuunsanaa.

Wuxuu ahaa cilmi-baadhe sare & khabiir cilmiga badda isaga oo ka soo shaqeeyey Wasaaradda Kalluumaysiga Soomaaliya & Xarunta PDRC oo uu bud-dhig ilaa maamule-sare ka ahaa labataankii sanno ee u danbeeyey oo uu ka shaqaynayey arrimaha bulshada & cilmi-baadhista.

21/10/2025

Nabada Ceerigaabo xagee laga raadinayaa
Dalhag Media kala soco wixii kasoo kordha

20/10/2025

WAR-BIXIN: Maxaynu Ka Naqana Wasiirada cusub
Ee Dawlada Goboleedka Waqooyi Bari Somalia.

19/10/2025

Warbixin h**e: Socdaalkii wufuudda heer qaran iyo safarkii Rw Xamse Cabdi Barre uu ku yimid caasimadda Waqooyi-bari Soomaliya Laascaanood.

Markale dhawaan madaxda jamhuuriyadda federaalka soomaliya ayaa ku soo beegan caasimadda iyaga oo ka qaybgalaya caleemasaarka Madaxweyne C/qaadir Axmed Aw-Cali Firdhiye iyo Madaxweyne ku xigeenka C/rashiid Yuusuf jibriil.

21/08/2025

Madaxweyne wan soo helnay ee naga qabo

17/08/2025

Madasha Dhaarinta Xildhibaanada.

17/08/2025

Liiska Iyo Magacyada Xildhibaanada Cusub ee dawlada Waqooyi Bari Soomaaliya.

16/08/2025

Ciidanka tababarka loogu so xirayo Carmo oo so badhigay dhoolatus.

Dalhag Media

16/08/2025

500 oo Askari oo kamid noqonaya Ciidanka Booliska Puntland oo loo dhaariyay, diintooda, dadkooda iyo dalkooda

14/08/2025

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari Oo U Mahad Celiyey Dowlada Soomaaliya Fariina U Diray Shacabka Guud Ahaan Reer Waqooyi Bari Somalia

14/08/2025

Musharax Madaxwayne Maxamed Jabuutaawi ayaa lacag ugu deeqay halgamyaashii ku naafoobay halgankii guulaystay.

13/08/2025

Qaabka ay udhacday xafladda Shaacinta musharax Madaxwayne Maxamed Jabuutaawi.
Dalhag Media

Adresse

Brake

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Dalhag Media erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen