Cabdirashiid husein

  • Home
  • Cabdirashiid husein

Cabdirashiid husein Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cabdirashiid husein, Social Media Agency, .

15/07/2025

Salaada subax Allaha naga aqbalo maalinteena mid kheyr badan oo baraka badan allaha nooga dhigo,

15/07/2025

Hadaa soo nabad kacday adigoo caafimaad qaba Salaada subaxna dukatay Alxamdulillah sooqar,

  "DEG:DEG:-Waxaa la soo xiray Axmed Nuur Maxamuud oo maanta muuqaal laga arkay isagoo gabar ku jir dilaya bartamaha mag...
14/07/2025

"DEG:DEG:-Waxaa la soo xiray Axmed Nuur Maxamuud oo maanta muuqaal laga arkay isagoo gabar ku jir dilaya bartamaha magaalada.

Sidee uaragtaa?

  "Waxaa hada la soo xiray  Axmed Nuur Maxamuud oo lagu soo eedeeyay in uu ku kacay fal xadgudub ah oo ka dhan ah gabar ...
14/07/2025

"Waxaa hada la soo xiray Axmed Nuur Maxamuud oo lagu soo eedeeyay in uu ku kacay fal xadgudub ah oo ka dhan ah gabar muwaadinad Soomaaliyeed Meel fagaaraha ah ku dilay Booliiska ayaa hada gacanta ku soo dhigay dabiilaha sida bahalnimada gabadha u dilay maanta.

Sidee uaragtaa?

  "Trump oo caawa loo duceeyay, lagana xijaabay isha madaxda caalamka. Sida lagu xusay bogga The Fox.Sidee uaragtaa?
14/07/2025

"Trump oo caawa loo duceeyay, lagana xijaabay isha madaxda caalamka. Sida lagu xusay bogga The Fox.

Sidee uaragtaa?

Hani “Wiil dhallinyaro ah oo da’da 25 sano gaaray haddana mushaharkiisa uu $500 ka yaryahay inuu shukaansi iyo guurba ga...
14/07/2025

Hani “Wiil dhallinyaro ah oo da’da 25 sano gaaray haddana mushaharkiisa uu $500 ka yaryahay inuu shukaansi iyo guurba galo waa khalad iyo khad cas, sideedaba shukaansiga iyo guurkaba waa baahiyaha sare (secondary needs) adigoonan xallin baahiyaha aasaasiga ah ( basic needs ) inaad u talloowdo kuwa sare waa qar-iska tuuris iyo is biimayn. Lol

Hani Aw Adan ayaa sidaa tiri Fikirkaaga ka dhiibo Maxay kula tahay Adiga?

  MD"Trump ayaa dhigiisa Ruushka, Putin u qabtay 50 maalmood inuu ku oggolaado xabad joojin, haddii kale cunaqabateyn uu...
14/07/2025

MD"Trump ayaa dhigiisa Ruushka, Putin u qabtay 50 maalmood inuu ku oggolaado xabad joojin, haddii kale cunaqabateyn uu ku soo rogi doono.

Sidee uaragtaa?

14/07/2025

Geesigu ma baqo mana cararo.

14/07/2025

"Wiilka ceelbuur jooga ,ceeldheer jooga" Galhareeri jooga mustaqbal ayee ubaahan yihiin.
Hasan Ali kheire..see.....

“Haddii biyaha roobka ee wadooyinka fadhiya, ee baabuurtu maraan ay kusoo gaaraan Nijaas ma ahan. Waa daahir”  Sheekh Sh...
14/07/2025

“Haddii biyaha roobka ee wadooyinka fadhiya, ee baabuurtu maraan ay kusoo gaaraan Nijaas ma ahan. Waa daahir” Sheekh Shibli.

Sidee uaragtaa ?

  " 8 qof oo Soomaali ah ayaa laga soo tarxiilay Dalka jarmalka waxaana laga soo dajiyay Garoonka Aadan cadde ee Magaala...
14/07/2025

" 8 qof oo Soomaali ah ayaa laga soo tarxiilay Dalka jarmalka waxaana laga soo dajiyay Garoonka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho.

Dadkaan la soo tarxiilay ayaa Jarmalka horay ula wadaagay Dowladda Soomaaliya Soomaaliyana waa aqbashay taa ayaana u fududeysay in dalkoodii loo celiyo dadkaan.

Sidee uaragtaa ?

14/07/2025

"Fadeexad iyo ceeb ayaa maanta ku dhacday Team Block dadka hortooda ayagoo taagan lagu bahdilay sidaan iney dhaceyso waan filaayey dhameyso muuqalka ilaa dhamaadka....see.........

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdirashiid husein posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share