Somalia's Fact

  • Home
  • Somalia's Fact

Somalia's Fact We Take You to the Scene. Publishes Facts in Somalia.

06/12/2025

Xildhibaan Somalida Kenya oo ooyin iska celin waayay abaaro saameeyay deegaanada laga soo doorto awgii.

Duco kadib oo uu Allah kabaryay in roob siiyo dadka abaartu samaysay ee xoolaha kadhamaadeen, saacado kadib roob ayaa ka da'ay deegaanka Lafeey ee ismaamulka Mandera.

Abaarta dadka allaha kadulqaado.

05/12/2025

Waa 3AM iyo dhismaha wadad Ceelqalow, shirkadda Kulmiye shaqa adag ay kahaysaa aagga biya fariisidka iyadoo....seemore

23/11/2025

Raggii sida bahalnimada ah ugubay ninkii dhimirka ka xanuunsanaa iyo qaar kale oo dad kulaayay duleedka Wanlawayn oo xukun lagu riday.

11/11/2025

Dhamaadka maxaa qabsaday yarkaa😅😅

11/11/2025

Magaalada Muqdisho ayaa martigalinaysa ololaha doorashooyinka ee qof iyo cod markii ugu horreysay tan iyo markii xukunka cudud ciidan kula wareegay AUN MW h**e, Siyaad Barre.

Dowladda uu garwadeenka kayahay MW Hassan Sheikh Mohamud ayaa aaminsan in Soomaaliya ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah, halka uu iminka ay muuqanayso kadhabaynta arinkaa, iyadoo dowladda haatan jirta warar ay sheegayaan in 2 sano oo dheeri ah oo dalka ay kaga hirgalinayso doorasho qof iyo cod ah ay baadi goobayso dowladda MW Xasan.

Maxay kula tahay adiga, fakarkaaga hoos noogu reeb.

With Abdirizak Mire Dh**e – I just got recognized as one of their top fans! 🎉
30/10/2025

With Abdirizak Mire Dh**e – I just got recognized as one of their top fans! 🎉

DUKUMINTIYO CADAYNAYA IN BOOSAASO.........Waa masuulka ugu sarreeya RSF, Mohamed Hamdan Degalo oo loo yaqaano Hamdeti wa...
30/10/2025

DUKUMINTIYO CADAYNAYA IN BOOSAASO.........

Waa masuulka ugu sarreeya RSF, Mohamed Hamdan Degalo oo loo yaqaano Hamdeti waa ninka kamasuulka ah waxa kasocda Sudan, waa ninka awoodda siyay hebelow LULU oo baraha bulshada aad looga hadal hayo, kaas oo xasuuqay kumamnaan qof ah.

Hamdeti ayaa gacan wayn kahelaya Imaaraadka oo iyagu howlgalkooda magaalada Boosaaso ku xoojiya kooxdan RSF, marka laga soo tago qaska kale ee ay Soomaaliya kawadaan.

Ninkan ayaa leh goobo badan oo dahabka laga qodo, sidoo kalana waxaa dahabkaas shuraako kula ah Imaaraadka oo bil kasta kumanaan tan oo dahab ah ayaa laga soo dhoofiyaa Sudan, taas oo lasii marsiiyo Bosaso kadibna looga sii gudbiyo Imaaraadka.

Lacago badan ayaa isagana dhankiisa uga xarooda dahabkaas oo waxa uu ku fangareeyaa kooxda uu maamulo oo ah kuwa iminka qaska iyo xasuuqa kawada dalka Sudan, gaar ahaan magaalad Al-Fasher ee gobolka Darfur oo labadan maalin xasuuqii ugu dannaa uu kasocdo kadib markii kooxdu gacanta kudhigtay.

Imaaraadka ayaa isagu howgalo lagu beegsaday Port-Sudan ka qaaday saldhigiisa Boosaso oo halkaasi waxaa laga diraa drones-ka duqeymaha kafuliya Sudan si ay u caawiyaan kooxda calooshood ushaqeystayaasha ee RSF.

Goor h**e aad baa loo wiiqay awoodooda oo Turkey ayaa magaalooyin badan in laga qabsado suuragaliyay oo taageera badan u fididyay militaryga dalkaasi Sudan.

Dib umilicso in dhawaan uu ninka sirdoonka ugu sarreeya Sudan uu yimid Somalia, ujeedkana waxa uu ahaa sidii kooxda Imaaraadka ee saldhigga kuleh Boosaaso looga qaban lahaa, waxana iskudhaca dowladda dhexe iyo Puntland aad u hurinaya Imaaraadka oo isagu doonaya inay qarsoodi u ahaato waxa uu kawado Boosaso.

Halkaasi waxaa laga qaaday dhalinyaro Soomaaliyeed oo dabka Sudan lagu shubay kuwaas oo qaarkood ay soo bandhigeen dhowr bil kahor ciidanka Sudan, magacyadooda iyo qabiilada ay kasoo jeedaan.

Hamdeti ayaa lagu soo waramayaa in sedexjeer uu yimid Soomaaliya taas oo kulamo laqaatay saraakiil Imaaraati ah, kuwaas oo iyagu aalaaba sargaalka macangaga ah kacaawiya dhanka daawooyinka iyo saanada ciidan ee kooxdiisa ay kudagaalamayso.

Arintan ayaa waxaa lasoo warinayaa in Saciid Deni uu xogo badan kahayo kuna qaato lacag dhan $5M bishiiba. Deni ayaa booqday xarunta Imaaraadka ee Boosaaso 26kii bishan halkaas oo uu kula kulmay saraakiil katirsan Imaaradka, si lamid ahna sidii caadada ahayd kasoo qaatay lacago malaayiin doolar ah.

Warar xaqiiq ah oo caddaymo wata halkan kala soco.
SHARE GAREE LAWADAAG ASXAABTAADA OO FOLLOW GAREE SI AAD U HESHO WARAR SUGAN

Jaadka/Qaadka AS ayaa kaga ganacsata xeryaha ciidanka oo lacag kasameesa, cidii wado jaad ee xeryaha ciidanka geenaysa w...
20/10/2025

Jaadka/Qaadka AS ayaa kaga ganacsata xeryaha ciidanka oo lacag kasameesa, cidii wado jaad ee xeryaha ciidanka geenaysa waxana u aqoonsaneenaa AS.

Sidaas waxaa yiri Taliya Lugta ee CXD.

20/10/2025

Xibsiyadii Somaliland oo E-visa qaadanaya

Address

Minneapolis

SO02

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia's Fact posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share