Community Action Forum-CAF

Community Action Forum-CAF Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Community Action Forum-CAF, Baydhabo.

๐ŸŒโš–๏ธ World Day of Social Justice โ€“ February 20, 2025 โš–๏ธ๐ŸŒToday, we stand together to promote fairness, equality, and human...
20/02/2026

๐ŸŒโš–๏ธ World Day of Social Justice โ€“ February 20, 2025 โš–๏ธ๐ŸŒ
Today, we stand together to promote fairness, equality, and human dignity for all. Social justice is the foundation of peaceful and inclusive communities, where everyone has a voice and equal opportunities.
Let us continue working hand in hand to address inequality, empower marginalized groups, and build a society rooted in justice and respect.
๐Ÿ’™ Together, social justice is possible.

Community Action Forum-CAF  ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Marwo Maryan Qaasim Axmed, kaddib markii ay si rasmi ah ...
04/02/2026

Community Action Forum-CAF ayaa hambalyo iyo bogaadin u dirtay Marwo Maryan Qaasim Axmed, kaddib markii ay si rasmi ah ugu guuleysatay xilka Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya.
CAF ayaa sheegtay in guushan ay tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo difaaca iyo horumarinta xuquuqda aadanaha, isla markaana dhiirrigelin u ah haweenka Soomaaliyeed.
Doorashadan ayaa maanta ka dhacday magaalada Muqdisho, halkaas oo Marwo Maryan Qaasim Axmed loogu doortay hoggaanka guddiga.

We honor and celebrate the rights, safety, and well-being of children. The event was led by the Ministry of Women, Famil...
21/11/2025

We honor and celebrate the rights, safety, and well-being of children. The event was led by the Ministry of Women, Family Affairs and Human Rights of the South West State, under the leadership of Minister Mrs. Shamso Mohamed Yarow. We appreciate their strong commitment to protecting children, promoting education, and raising awareness on child rights and safety.
World Childrenโ€™s Day!

The Local Conference of Youth of somalia (LCOY Somalia 2025) has successfully concluded. Over two impactful days, Somali...
23/10/2025

The Local Conference of Youth of somalia (LCOY Somalia 2025) has successfully concluded. Over two impactful days, Somali youth showcased leadership, innovation, and commitment in addressing climate change challenges. ๐ŸŒฑ๐Ÿ’ช

Community Action Forum (CAF) proudly represents Mohamedโ€™s sector, emphasizing that Somali youth are todayโ€™s changemakers and tomorrowโ€™s leaders. โœจ

Excited to share that I Community Action Forum-CAF, attended LCOY Somalia 2025!It was an inspiring event full of youth-l...
22/10/2025

Excited to share that I Community Action Forum-CAF, attended LCOY Somalia 2025!
It was an inspiring event full of youth-led discussions on climate action, innovation, and building a resilient Somalia. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโœจ
Proud to represent our community and be part of shaping a sustainable future! ๐Ÿ’ช๐ŸŒฑ

21/09/2025
๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐›๐š๐๐๐š, ๐Ÿ๐Ÿ ๐’๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ Community Action Forum-CAF waxay si buuxda u taageertaa dadaallada lagu d...
21/09/2025

๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐›๐š๐๐๐š, ๐Ÿ๐Ÿ ๐’๐ž๐ฉ๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐ž๐ซ

Community Action Forum-CAF waxay si buuxda u taageertaa dadaallada lagu dhisayo bulsho nabdoon, cadaalad ah, iyo mid si furan u wada hadasha.

Waxaan rumeysanahay in nabaddu aysan ahayn kaliya maqnaanshaha dagaal, balse ay tahay jiritaanka sinaan, xaq-dhowr, iyo wada tashi

Waxaan xaqiijineynaa ballanqaadkeenna ah in aan si caddaalad ah u xallinno khilaafaadka, isla markaana ilaalinno sharafta biniโ€™aadamka.

Si wadajir ah ayaan ku dhisi karnaa bulsho nabdoon oo cadaaladdu ay tiir u tahay.

.[email protected]

CAF warmly welcomes KGS Peace Week 2025 and will play an important role throughout the event CAF will take part in discu...
05/09/2025

CAF warmly welcomes KGS Peace Week 2025 and will play an important role throughout the event CAF will take part in discussions community forums youth and women engagement, as well as peace and justice action activities

TODOBAADKร‰ NEBร‰DDร‰ (Peace Week 2025) โ€“ Koonfur Galbeed Soomaaliya
Baydhabo, 11โ€“17 Sebteembar 2025

Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS waxay si rasmi ah ugu dhawaaqeysaa qabsoomidda TODOBAADKร‰ NEBร‰DDร‰ (Peace Week 2025) โ€” todobaad qaran oo loogu dabaal-degayo nabadda, is-dhexgalka bulshada iyo kobcinta dhaqanka iyo ganacsiga gudaha.

Goorta & Goobta:
๐Ÿ“… Taariikhda: 11 โ€“ 17 Sebteembar 2025
๐Ÿ“ Goobta: Magaalada Baydhabo, Koonfur Galbeed Soomaaliya

Hawlaha ugu Muhiimsan ee la Qabanayo
โ€ข 1๏ธโƒฃ National Academy of Maay Culture and Science
โ€ข 2๏ธโƒฃ Bandhigga Buugaagta Nabadda ee Koonfur Galbeed
โ€ข 3๏ธโƒฃ Carwada Bandhigga Ganacsiga ee Koonfur Galbeed
โ€ข 4๏ธโƒฃ Bandhigga Ciyaaraha Kala Duwan
โ€ข 5๏ธโƒฃ Bandhigga Dhaqanka & Hiddaha Koonfur Galbeed
โ€ข 6๏ธโƒฃ Tartanka Cunto-Karinta & Tartamada Kale ee Bulshada
โ€ข 7๏ธโƒฃ Shirar & Dood-cilmiyeedyo ku saabsan Nabadda iyo Dhaqanka
โ€ข 8๏ธโƒฃ Khudbado Diini ah oo Islaami ah

Ujeeddada Todobaadka Nabadda (TODOBAADKร‰ NEBร‰DDร‰ 2025)
Ujeeddada Todobaadka Nabadda waa in la dhiirrigeliyo nabad waarta, is-dhexgal bulsho, iyo horumar wada-jir ah oo ka hirgala guud ahaan Koonfur Galbeed Soomaaliya. Munaasabaddan waxay:

โ€ข Xoojinaysaa wacyiga bulshada ee ku saabsan qiimaha nabadda, wada-noolaanshaha iyo iskaashiga;
โ€ข Isu keentaa bulshada qaybaheeda kala duwan โ€” dhalinyaro, haween, aqoonyahanno, hal-abuur, ganacsato iyo culimo โ€” si ay uga wada qaybqaataan dhismaha bulsho nabadeed;
โ€ข Dhiirrigelisaa dhaqanka iyo afka Maayga, iyadoo la marinayo bandhigyo faneed, ciyaareed, cilmiyeed iyo ganacsi;
โ€ข Kobcisaa wada-shaqeynta hayโ€™adaha dawliga ah, bulshada rayidka ah iyo daneeyeyaasha kale ee ka shaqeeya nabadda iyo horumarka deegaanka.
Halku-dhigga Sanadkan:
๐Ÿ•Š๏ธ โ€œ๐—ก๐—ฒ๐—ฏรฉ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐—นรฉ ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ดรฉ ๐—น๐—ฒ๐—ตโ€
โ€œPeace for Allโ€

DHAMMAAD
Xafiiska Warbaahinta iyo La-falgalka Dadweynaha
๐Ÿ“ง [email protected]
๐ŸŒ www.moilgr.sw.so
๐Ÿฆ
๐Ÿ“˜ Wasaaradda Arrimaha Gudaha KGS

Codka Community Action Forum-CAF  iyo dareenka guud ee taageerada dhalinyarada hal-abuurka leh, waxaan si xushmad iyo qa...
03/08/2025

Codka Community Action Forum-CAF iyo dareenka guud ee taageerada dhalinyarada hal-abuurka leh, waxaan si xushmad iyo qadarin leh idinka codsanayaa inaad codkiinna siisaan ismacil ahmed, oo u sharaxan tartanka lagu dhiirrigelinayo dhalinyarada ku hawlan warbaahinta arrimaha deegaanka

Guji halkan Si aad u codeyso
https://ee.kobotoolbox.org/single/d6392f1f7a9fe5ede9dca0f5376bc48b

Dadkaa Geesi Lagu yahay" Abwaan Dun Carbeed.

Justice Promoters are here for you. We will make every effort to assist you or refer you to the appropriate individual o...
23/07/2025

Justice Promoters are here for you. We will make every effort to assist you or refer you to the appropriate individual or agency.

Phone (+252) 618818259
EMAIL: baioajusticePromoters



Equal Access International - East Africa
GREDO Somalia
Community Action Forum-CAF

Dhanbaal Bogaadin ahCommunity Action Forums (CAF) waxay bogaadineysaa Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, ahna Duqa Magaalada...
04/06/2025

Dhanbaal Bogaadin ah

Community Action Forums (CAF) waxay bogaadineysaa Guddoomiyaha Degmada Baydhabo, ahna Duqa Magaalada, Mudane Cabdullaahi Cali Watiin, kaddib saxiixa rasmiga ah ee Habraaca Diiwaangelinta Dhulka ee Degmada Baydhabo oo dhacay 3ta Juun 2025.

Tallaabadan waa mid taariikhi ah, waxayna dhidibada u taageysaa nidaam hufan oo sharciyeysan oo lagu maamulayo hantida dhulka. Waxay sare u qaadaysaa kalsoonida bulshada, yareyneysana khilaafaadka dhulka. Waxaa si gaar ah loo bogaadinayaa hoggaaminta cilmiyeysan iyo dadaalka uu Guddoomiyuhu u galiyay horumarinta maamulka suuban.

Waxaan sidoo kale u mahadcelineynaa UN-HABITAT oo door muuqda ka qaatay dejinta habraacan muhiimka ah.

CAF waxay garab taagan tahay dadaallada noocan oo kale ah oo kor u qaadaya caddaaladda bulshada iyo adeegyada dadweynaha.

Waxaan kuu rajeynaynaa guul iyo horumar waara, Mudane Guddoomiye!

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Soomaaliya ha noolaato

Adigoo kaashanaya hay'adaha Equal Access Internal iyo GREDO, waxaad heli kartaa:"Talo Sharci"Matalaad Sharci"Wacyi-gelin...
11/05/2025

Adigoo kaashanaya hay'adaha Equal Access Internal iyo GREDO, waxaad heli kartaa:

"Talo Sharci
"Matalaad Sharci
"Wacyi-gelin Sharci
"Gudbinta Kiiskaaga

Dhex dhexaadinta: Shareecada ama Xeerku waa udub-dhexaadka xalka.

Faham! Adeegso! Guddo!

Phone (+252) 771556566
EMAIL: [email protected]

Address

Baydhabo

Telephone

+252612556733

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Community Action Forum-CAF posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share