Hool political analysts

  • Home
  • Hool political analysts

Hool political analysts hadhaafin adoon soodheehan waqti kastaba

Dagaalo ba'an ayaa kabilowday saakay marlabaad magaalada dhahar halkaasoo hogaamiyaha puntland uu weerar kusooqaaday.Asa...
16/07/2025

Dagaalo ba'an ayaa kabilowday saakay marlabaad magaalada dhahar halkaasoo hogaamiyaha puntland uu weerar kusooqaaday.
Asagoo ujeedadiisu tahay inuu kufashilyo shirka kasocda laascaanood ee aayo kataahiga SSC khaatumo iyo maakhir.
sikastaba ha ahaatee waxaa shalay kugeeriyooday 10 qof oo ciidamadii kuwada dagaalamay ah
dhaawacana waa badanyahay.
waxaakaloo kadhacay magaalada barakac iyo khasaare baaxadweyn.

Madaxweynaha Dalka Soomaaliya prof hassan sheikh ayaa  booqasho kujooga Dalka Turkiga. arkii dhameeyay shaqadii Qaranka ...
16/07/2025

Madaxweynaha Dalka Soomaaliya prof hassan sheikh ayaa booqasho kujooga Dalka Turkiga. arkii dhameeyay shaqadii Qaranka ayuu gudanayaa waajibkii Qoys ahaaneed.
halkaasoo waxmagarato badani Sheegeen inuu xanuu sanyahay .
waaxan ucadaeyneynaa Dadka Soomaaliyeed inuu Madaxweyne Dr.xasan shiikh caafimaadkiisu taam yahay wax dhaqtar ahna uusan tagin.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hool political analysts posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share