Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe

  • Home
  • Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe

Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe Halkan waa page rasmiga ah Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe�

📢 𝗢𝗴𝗮𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐥𝐚’ 𝐨𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚  𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐝𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐰𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐚𝐰𝐚𝐚𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐱𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚  𝐈𝐬...
24/03/2026

📢 𝗢𝗴𝗮𝘆𝘀𝗶𝗶𝘀 𝐖𝐚𝐱𝐚 𝐥𝐚’ 𝐨𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐝𝐚𝐝𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐮 𝐧𝐨𝐨𝐥 𝐦𝐚𝐠𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐨𝐰𝐞 𝐢𝐲𝐨 𝐧𝐚𝐰𝐚𝐚𝐱𝐢𝐠𝐞𝐞𝐝𝐚 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡𝐚𝐚𝐧 𝐱𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐫𝐚𝐚𝐜 𝐢𝐲𝐨 𝐍𝐚𝐚𝐬𝐚-𝐡𝐚𝐛𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐢𝐧 Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe 𝐞𝐞 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐥𝐮𝐮𝐪𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐧 𝐥𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐚𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐡𝐞𝐞𝐫𝐞𝐫𝐤𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐮𝐰𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚⤵️

𝟏.𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐟𝐚𝐫 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐚𝐛𝐢𝐠𝐚 , 𝐀𝐟-𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐗𝐢𝐬𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚.

𝟐.𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐬𝐚𝐚𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐦𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚 .

𝟑.𝐐𝐞𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐱𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐜𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚
𝐌𝐚𝐚𝐝𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐥𝐚𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐨 𝐌𝐚𝐜𝐡𝐚𝐝𝐤𝐚⤵️

𝗤𝘂𝗿’𝗮𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗧𝗮𝗳𝘀𝗶𝗶𝗿𝗸𝗶𝗶𝘀𝗮
■ 𝗔𝗫𝗮𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮
■ 𝗙𝗶𝗾𝗶𝗴𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗖𝘂𝗹𝘂𝘂𝗺𝘁𝗶𝗶𝘀𝗮
■ 𝗖𝗮𝗾𝗶𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗜𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮
■𝗦𝗶𝗶𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗦𝘂𝘂𝗯𝗮𝗻𝗮𝗵𝗮

ᴡɪxɪɪ ꜰᴀᴀʜꜰᴀᴀʜɪɴ ᴀʜ ᴏᴏ ɪɴᴛᴀᴀꜱ ᴅʜᴇᴇʀ ᴋᴀʟᴀ xɪʀɪɪʀ ʟᴀᴍʙᴀʀᴀᴅᴀ ᴋᴀʟᴀ ᴀʜ⤵️

📲𝐓𝐞𝐥𝐥: 𝟎𝟗𝟎𝟕𝟕𝟒𝟔𝟒𝟓𝟗/𝟎𝟗𝟎𝟔𝟏𝟗𝟒𝟏𝟒𝟏/𝟎𝟗𝟎𝟔𝟎𝟎𝟖𝟒𝟗𝟓

18/02/2026

🎬 Ardayga labbaaad galay Imtixaanka Quraanka kariimka Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe Yuusuf aadan maxamad📝✅️. Maasha allaah

18/02/2026

🎞Xudayfe c/caziiz axmad Ardayga kaalinta 2aad galay imtixaanka quraanka Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe

18/02/2026

🎬 Maasha Allaah|| Ardayga labbaaad galay Imtixaanka Quraanka kariimka Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe Yuusuf aadan maxamad📝✅️.

31) كَلَّا وَٱلۡقَمَرِ (32) وَٱلَّيۡلِ إِذۡ أَدۡبَرَ (33) وَٱلصُّبۡحِ إِذَآ أَسۡفَرَ (34) إِنَّهَا لَإِحۡدَى ٱلۡكُبَرِ (35) نَذِيرٗا لِّلۡبَشَرِ (36) لِمَن شَآءَ مِنكُمۡ أَن يَتَقَدَّمَ أَوۡ يَتَأَخَّرَ (37) كُلُّ نَفۡسِۭ بِمَا كَسَبَتۡ رَهِينَةٌ (38) إِلَّآ أَصۡحَٰبَ ٱلۡيَمِينِ (39) فِي جَنَّٰتٖ يَتَسَآءَلُونَ (40) عَنِ

16/02/2026

🎬 Ardayadda labbaaad gashay Imtixaanka kariimka Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe Saabiriin c/salaan maxamad📝✅️.

16/02/2026

🎞Ardayga Kowaad galay Imtixaanka kariimka Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe ✅️

Maxamad maxamuud maxamad 100%📝✅️

14/02/2026

Xafladda siinta iyo karaamaynta ardaydii sare ee ka gashay imtixaanka 3 biloodka ee Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe ✅️

Maamulaha Markaska Maxamed Siciid Jamiiqe

14/02/2026

🎬 Waxaan Runtii aad ugu Farxay oo idiinku fillan Halkan soo istaagtay oo la isheegay inay ka Mid tahay Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe dhigata,Hadana ay ka mid tahay Awlaadoodu dhigato ✅️

14/02/2026

🎬 Maanta Heerka uu marayo waa Meel wanaagsan Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe ✅️

Waalidka waa inay baraan quraanka sabab too ah illahay waxa uu yiri :-
ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِّلْمُتَّقِينَ

14/02/2026

🎞Waxaa rajaynayaa Garowe oo ah Hadafkeedda koowaad Quraanka kariimka ✅️

Waa Dhiirigalin cajiiba Dalxiiska arday la geeyay ✅️

14/02/2026

Hooyo waa School iyo Goob waxbarasho ✅️

Hooyooyin Allaha idin xifdiyo🤲🤲

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Markaska Axmed Binu Xanbal Garowe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share