06/06/2024
Waxaan daawaday taliyaha Booliiska PL oo caawa hadlaya isla markaana ka War bixinaya dhacdo maanta bosaso ka dhacdo,
Taliye muumin waxyaalaha uu kahadlay ee bulshada reer PL la yaaban tahay waxaa kamid ah ,
" Ciidamo sheegtay inay kamid yihìin Ciidanka PL ayaanu ka shaqayn la'nahay" ??
Oraahda taliye muumin waxaa laga dheehan karaa jileec shaqo, xornimo la'aan iyo inuu yahay inu kudhex milmay Qoys hoose oo ayagu isku haya awoodda beeshooda , mana mudna inuu Taliyihu Dhex rooro waxa ay isku hayaan,jiffi hoosaad hoganka beeshooda kala fara maroosanaysa !! """
24 saac ee lasoo dhaafay amni darada Garoowe iyo Booosaso laga soo sheegayo ma dhaafsiisna , dagaal xaafadeedka jifiyaha madaxweyne deni iyo Ilma hebelow diyaano ee dhamaantood Kuwada abtirsada bahaha habar dhulbahante iyo bahaha habar Dir , dhanka aabahana Oday wadaagga ka ah !!
Puntland tii la yaqaanay maahan puntlan hadda jirta ee Xaajada iyo xaalka halaga badalo, Waa haddii ay noolyihiin Kuwii puntland asaaskeeda kusoo Murqo daalay.
Runta ayaa ah in ciidanka PMPF ay Yihiin ilaada madaxweyne S.Deni iyo eheladisa, ayna yihiin kuwo si gaar ah danaha Deni iyo Ehaladiisa u difaaca halka ay xukuumadihii h**e ahaan jireen Kuwo Magac iyo Muunad kuleh difaaca cidanka badda Pl iyo guud ahaan Soomaliya badeedaba.
Siciid Deni kahor Puntland waxay lahayd Ciidan Awood leh, dowladda maraykankana awood dhaqaale iyo mid ciidanba kahela magaca P*S ayayna Muddo uga hawl geli jireen ayagoo ciribtir balaaran ku sameeyay quwado ay kamid yihiin Shabaab, daacish iyo Kuwo kaloo qarsoonaa xiligaas, PSF ayay markale magacooda u badasheen balse shaqadoodii ciribtirka ayay usii halgameen.
Madaxweyne deni oo shan sano Puntland Hogaaminayay Wuxuu shantiisii sano Ku idleeyey dagaal hoosaad xaafadiisa ah iyo inuu dagaal cadiifadeed lagalo qoys hosaad reerkiisa ah cunfi hoose iyo colaad gurina uu u qabay, weerarkii uu guryahooda boosaso kuqaaday aakhirkii asagaa looga guulaystay ugu danbena nabada qaatay.
Hadda S. deni iyo koox humm