XOGJIRE

XOGJIRE Kala soco Xogaha iskaashi iyo Awoodaha military XOGJIRE

15/06/2026

𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 𝗼𝗼 𝗞𝗮 𝗙𝗮,𝗶𝗱𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗔𝘄𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗗𝗶𝘆𝗮𝗿𝗮𝗱𝗮 𝗗𝗿𝗼𝗻𝗸𝗮 𝗲𝗲 𝗶𝘀𝗿!!𝗟 👇

: Diyarada Dronka ah ee isr!!L islamarkana Qaybta Ka Noqonaysa Heshiisyada...........

XOGJIRE

15/06/2026

Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland iyo Isr!!L 👇

Xogta Muqalka oo Dhamaystiran Kalasoco Warbahinteena

Lasoco Goordhow Awooda Diyarada Dronka ah ee israel soo saarto iyo Sida Somaliland Uga Faa,idaysankarto  👇 Xogta Muqalka...
15/06/2026

Lasoco Goordhow Awooda Diyarada Dronka ah ee israel soo saarto iyo Sida Somaliland Uga Faa,idaysankarto 👇

Xogta Muqalka Goordhow Filo ......
XOGJIRE

Somaliland iyo Isr!!L waxay wada Galayaan iskashi Military kaas oo Noqondoona kii ugu Saamaynta Badnaa ee Ka Dhaca Gobol...
14/06/2026

Somaliland iyo Isr!!L waxay wada Galayaan iskashi Military kaas oo Noqondoona kii ugu Saamaynta Badnaa ee Ka Dhaca Gobolka 👇

XOGJIRE

Madaxwaynaha Isr!!L oo Bartiisa Twetter X kusoo Qoray Hadalka afsomaliga ee uu kusoo Dhawaynayo madaxwaynaha JM: huriyad...
14/06/2026

Madaxwaynaha Isr!!L oo Bartiisa Twetter X kusoo Qoray Hadalka afsomaliga ee uu kusoo Dhawaynayo madaxwaynaha JM: huriyada Somaliland

Maxay Kulatahay Luqada Somaliga ah ee uu adeegsaday Madaxwaynaha Isr!!L 👇

XOGJIRE

Madaxwaynaha Isra☆☆L iyo Madaxwaye Cirro oo Hada kulmay
14/06/2026

Madaxwaynaha Isra☆☆L iyo Madaxwaye Cirro oo Hada kulmay

Talabib Iyo Xalay | Isra|L iyo Somaliland XOGJIRE
14/06/2026

Talabib Iyo Xalay | Isra|L iyo Somaliland
XOGJIRE

12/06/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), oo haatan booqasho ku jooga dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE), ayaa la filayaa inuu 15-ka bishan safar rasmi ah ugu ambabaxo dalka Israa’iil, sida ay sheegayaan warar soo baxaya.

Ilaa hadda, Madaxtooyada Somaliland si rasmi ah uma xaqiijin safarkan, hase yeeshee ilo xog-ogaal ah ayaa tilmaamaya in Madaxweynaha uu safarkiisa uga sii gudbi doono Israa’iil maalmaha soo socda.

Wixii warar ah ee ku soo kordha arrintan kala soco boggayaga.

11/06/2026

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa hadal dhiirrigelin leh u jeediyay Garsoore Cumar Cartan oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Address

Hargiesa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XOGJIRE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share