Radio Hilaac

Radio Hilaac An indepedent Radio focusing on the social Affairs and Politics. Contact us [email protected]

Ma is tidhi UK Waasiciyada ayay qaadatay !
19/04/2020

Ma is tidhi UK Waasiciyada ayay qaadatay !

07/05/2014

Ha moogaan inaad ka dhagaysato goor dhaw radio hilaac

05/05/2014

Fadlan waxaanu u wareegnay boga hoose ood kala socon wararka radio hilaac wixii imika ka danbeeya warkii caawana halkaasaad kala socon

fadlan ->like garee

04/05/2014

An indepedent Radio focusing on the social Affairs and Politics. Contact us [email protected]

Fadlan Sii baahi oo Share Garee Si dadbadan oo kalena u dhagaystaan waad mahadsantahay
04/05/2014

Fadlan Sii baahi oo Share Garee Si dadbadan oo kalena u dhagaystaan waad mahadsantahay

Helsinki 04.05.14 Radio Hilaac Baahinteena Caawa ood ku maqli doontaan warkii Dalka iyo Kii dunidaba sidoo kale waxaydun ku maqli Doontaan barnaamij Gaar ah Caawa iyo Radio Hilaac Codka Shacabka Somaliland

Caawa iyo Radio Hilaac ((Nasiibkiyo Hoodada, Hunkaa ku mataansanoo Habenkaagaa Madow. Waxaad Hoodaamisaaba Hed iyo Dhiig...
03/05/2014

Caawa iyo Radio Hilaac ((Nasiibkiyo Hoodada, Hunkaa ku mataansanoo Habenkaagaa Madow. Waxaad Hoodaamisaaba Hed iyo Dhiig Bay Tagaan. Awlaada u loogan Haadka, Badaad ka Horjooganlayde , Waayeel Cunay Heeryadiisa, Hogaan Lagu Guul Daraystay Sharlow ugumaad horayne, Hirkaa Dheereen Ku saaray Dabayli ha kaa Haftee. Waxaad Ku Hagasgsanayd, Hayaayda iyo Caytankee Sidaadi H**e Ku Noqo))

http://halgannews.net/?p=9226

Helsinki Baahinteena (RH) 03.05.14 Idaacadeed ee caawa waraysi aanu la yeelanay Abwaan Jaamac Riyo oo ah Xilbaan Golaha Guurtida ah waxaa waraysigaa ka mida Hees cusub oo uu soo saarayo Dhawaan kuna saabsan Xiligan aynu ku jirno waxaa ereyadeeda ka mida ((Nasiibkiyo Hoodada, Hunkaa ku mataansano…

Walaalayaal waa idaacadeeni caawa ee sii bahiya oo dhagaystahttp://halgannews.net/?p=9208
01/05/2014

Walaalayaal waa idaacadeeni caawa ee sii bahiya oo dhagaysta
http://halgannews.net/?p=9208

Helsinki 01.05.14 (RH) Baahinteena idaacadeed ee caawa oodku maqli doontaan warkii dalka iyo gudahab waxa kale ood ku maqli doontaan waraysi aanu la yeelanay Sahra Halgan waraysigaasi oo dhinacyo badan taabanaya ee dhagaysi wanaagsan

Walaalayaal dhagaysta  oo sii baahiya si dadku u sii dhagaystaan  waa Radio Hilaac iyo Caawa http://halgannews.net/?p=91...
29/04/2014

Walaalayaal dhagaysta oo sii baahiya si dadku u sii dhagaystaan waa Radio Hilaac iyo Caawa

http://halgannews.net/?p=9198

Helsinki 29.04.14 Radio Hilaac iyo Baahinteena Idaacadeed ee Caawa ood ku maqli dontaan warkii dalka iyo ki dunidaba qodobada warka ugu doorka roonna waxaad ku maqli doontaan shirweynihii Xisbiga kulmiye oo galay maalintiisii labaad iyo halkaasi oo lagu doortay si Aqlabiyada Hogaankii h**e ee Xisbig…

waa baahinteenii idaacadeed ee caawa fadlan sii baahiya oo sii gudbiya dadku ha wada dhagaystaane http://halgannews.net/...
28/04/2014

waa baahinteenii idaacadeed ee caawa fadlan sii baahiya oo sii gudbiya dadku ha wada dhagaystaane

http://halgannews.net/?p=9191

Helsinki 28.04.14 Baahinteena Idaacadeed ee Caawa ood ku maqli doontaan warkii dalka iyo kii dunidaba wararka ugu doorka roonna waxaa ka mida Shirwaynihii Kulmiye oo maanta si rasmi ah u furmay iyo Qudbadii Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silanyo iyo Waliba Qudbadii Gudoomiyaha Xisbiga…

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Hilaac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Hilaac:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share