Ruun hirey

Ruun hirey nala joog

29/05/2025

Dadka way ireben lakiin rabi ayaa I doortay
Qisada camir halkan ka dawo

15/12/2024

SALAAD BAA I DHAAFTAY

12/12/2024

Nabsigii Ilka dhigay raaxo
qaybta labaad
Lasoco qebaha xiga

01/12/2024

Lasoco part 1

Booliska Jubaland oo dhoor mar oo h**e awaamiir kasoo saaray Niqaabka ay xirtaan haweenka ayaa maanta gudaha xaafadaha m...
04/08/2024

Booliska Jubaland oo dhoor mar oo h**e awaamiir kasoo saaray Niqaabka ay xirtaan haweenka ayaa maanta gudaha xaafadaha magaalada Kismaayo ka bilaabay howlgal lagu baacsanayo joojinta indhashareerka.

Musharrax Xildhibaan Galmudug Cabdi-Casiis Faarax Garaase (Nuska) ayaa Maantay lagu soo dhaweeyey Deegaanka Baagga Ee Go...
14/06/2024

Musharrax Xildhibaan Galmudug Cabdi-Casiis Faarax Garaase (Nuska) ayaa Maantay lagu soo dhaweeyey Deegaanka Baagga Ee Gobolka Mudug.

Musharrax Nuska ayaa lacag $1000 Doolar ah uga qayb qaatay Dhismaha Jamac Seed Hospital oo meel gabangabo ah maraya.

09/04/2024

Hadal-jeedinta agasimihi h**e ee hay'ada NISA Mahad salad

08/04/2024

WAR DEG DEG AH: Farxaan Salaad Maxamed Abaanduulka ciidamada macawisleyda degmada Xarardheere " degaanka Baraag gur-guurte waxaa Weli yaal baqdiga meydadka khawaarijta iyo burburka gaadiidkii loogu gubay duqeymaha Xalay".

17/03/2024

Miyaad taqanaa jilaagii jilay flimkii another level 😃

15/03/2024

Miyuusan ka aqli badneyn dad badan oo madaxa
Sii soo dheh page keyga Ruun Hirey

15/03/2024
Baafin:  waxaa la baafinayaa  Farhio Khaliif Jabeey  oo markii uwardanbeysay   ka soo taktay hospital Hanano dhusamareeb...
21/12/2023

Baafin: waxaa la baafinayaa Farhio Khaliif Jabeey oo markii uwardanbeysay ka soo taktay hospital Hanano dhusamareeb oo ay cunug ka xanunsanaa kula jirtay.

Cid alaalo cidii aragtaa ama garaneyso
Fadlan waxan si naxarisleh uga codsaneynaa iney kusoo hadajiyan tell no: 617179155 ,615230606 ,613571143

Address

Cape Town

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ruun hirey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ruun hirey:

Share