Abdullahi cade

Abdullahi cade halkaan cidi idinkamalaha ee kusoo biira

15/08/2026

Guuleeyso sxb cabdisalaan xasan maxamuud

Hanbalyo guuleeyso sxb
15/08/2026

Hanbalyo guuleeyso sxb

12/08/2026

Walaalo yaal aan dhisno dugsigaan

08/08/2026

Raabidada Majaalista Xadiithka Nabiga ee Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyay Culimo Caalami ah.

06/08/2026

﴿وَتَعَاوَنُوا عَلَى الْبِرِّ وَالتَّقْوَى﴾

﴿يَرْفَعِ اللَّهُ الَّذِينَ آمَنُوا مِنكُمْ وَالَّذِينَ أُوتُوا الْعِلْمَ دَرَجَاتٍ﴾

عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ رضي الله عنه، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ ﷺ قَالَ:
"إِذَا مَاتَ الإِنْسَانُ انْقَطَعَ عَنْهُ عَمَلُهُ إِلَّا مِنْ ثَلَاثٍ: صَدَقَةٍ جَارِيَةٍ، أَوْ عِلْمٍ يُنْتَفَعُ بِهِ، أَوْ وَلَدٍ صَالِحٍ يَدْعُو لَهُ."

عن عثمان بن عفان رضي الله عنه قال: قال رسول الله ﷺ:
"خَيْرُكُمْ مَنْ تَعَلَّمَ الْقُرْآنَ وَعَلَّمَهُ."

«مَنْ دَلَّ عَلَى خَيْرٍ فَلَهُ مِثْلُ أَجْرِ فَاعِلِهِ»

Walaalo yaal aan ka qeeyb qaadano dhismaha dugsiga quraan sadaqada maalka ayaa lagu barakeeyaa cudurada ayaa lagu daaweeyaa danbiyada ayaa lagu tiraa intii hal xaraf ka barato ajir ayaa ku leedahay intoow siibarane waad ku leedahay waxaad awoodo oo aad labaxeeyso ku tuur kalana xariir
EVC PLUS 0615045217
Eidahab 0625045217

30/07/2026

Waa arooskii maxamed xuseen axmed siyaad oo kadhacay magaalada Habiino maxaas Hiiraan soomaliya wiil iyo caano gabar iyo caano barakooba oo bata

30/07/2026
Kuganacso ama ku xaragoo
30/07/2026

Kuganacso ama ku xaragoo

29/07/2026

Adoo dooba intad aroos badar usoo doonatay bariis madaxa malagaaga shubay

Aduunka ayaan isku caawi karnaa ee aan is caawino
22/07/2026

Aduunka ayaan isku caawi karnaa ee aan is caawino

Address

Cape Town

Telephone

+252770004455

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdullahi cade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category