dhalinta south afrika page

dhalinta south afrika page Kusoo dhawoow Paga-kena mahadsanid

27/02/2025

Dadka dhahaya maxaa Abiy Ahmed loo soo dhoweeyey waa kan iyo kuwa la mid ah qofka ugu sareeyo dalka isaga ayaa og wixii dalkan iyo dadkaan dani ugu jirto wabillahi towfiiq

27/02/2025

Sakay deganada balcad waxa soo weerayey 20 nin oo AS ah side xaqiijiyen laamaha amniga, ujeedkooduna wuxuu ahaa wali naf baa nagu jirta hala ogaado

Muuqalkaan ayaana cadeyn ah oo si qarsoodi ah u duubay qof ka mid ah dadka deegaanka

NormalX RAYMRICT
11/02/2025

Normal
X RAY
MRI
CT

31/01/2025

Abwaan muse ali abdullahi

Gabay qiiro leh 😒😟

28/01/2025

Shuute ayaa askar xirate bal xaladas kwrn

Madaxweynaha Jasiiradda Comoros Qasaali Cismaani, ayaa sheegay in wiilkiisa Nuur Al-Fatxi xukunka ku wareejinayo marka u...
25/01/2025

Madaxweynaha Jasiiradda Comoros Qasaali Cismaani, ayaa sheegay in wiilkiisa Nuur Al-Fatxi xukunka ku wareejinayo marka uu isaga muddo xilkeedkiisu dhammaado sannadka 2029-ka.

Mucaaridka Comoros ayaa durba walaac ka muujiyey hadalkan ka soo yeedhay madaxweyne Qasaali kaas oo xukunka u soo wada wiilka uu dhalay.

Nuur Al-Fatxi oo ah wiilka u dhalay madaxweynaha Comoros waa 40 jir hadda awood badan ku dhex leh dawladda uu aabbihii gadhwadeenka ka yahay. Waxana sannadkii h**e uu u magcaabay in uu isagu mas’uul ka ahaado dhammaanba wasaaradaha dalkaas isla markaana uu ku sameeyo qiimayn iyo daba-gal.

25/01/2025

Somalida qof gabadhan camal oo nasab ah malaga helaa wey ogtahay in waxa ay si gaar u heysato yahay wixii umada ka dhaxeyey
dad qabiil ahaan u naceb Madaxweynaha iyo mid siyaasi ah oo xukunka ku heysta clip-kan halaga gaarsiiyo share dhaha

24/01/2025

Wali qof sidaan English-ka ugu hadlo South oo Africa πŸ‡ΏπŸ‡¦ joogo ma taqaana

Mention soo dheh

Hada aabahaas thy maxa dhihi laheyd wilkaga? πŸ˜„
24/01/2025

Hada aabahaas thy maxa dhihi laheyd wilkaga? πŸ˜„

Dal xoreeye intee taagersan ?
24/01/2025

Dal xoreeye intee taagersan ?

Cashir waa inaan ka barana
23/01/2025

Cashir waa inaan ka barana

Address

168 Ring Avenue, Macassar
Cape Town
7130

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when dhalinta south afrika page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share