
21/05/2025
Filsan Ahmed “ Waxaan Guursaday afar nin oo aan kala tagnay walina ma helin qofkii nafteyda ku haboonaa, sababta aan ku kala tagnay ragaas waa uun inay nimanka soomaalida dulqaaadka ku yar yahay oo hal cilad ay ku xagxagtaan hablaha, Anigu waxaan ahay inan waxbaratay oo shaqaysata balse dhalinyarinimo ku baratay cabista badeecada taas ayaana keenta ninkasta inuu iiga fiigo, balse waan hubaa waan heli ninka iga igu habboon ee kartida badan”
Faarax sidee u aragtaa hadii xaaskaaga ee badeeco guriga la timaado?