Amuna Abdi

Amuna Abdi joogso ku sali nabiga mohammed scw faafi dhageeso

27/07/2025

udir qofka aad qeyrka la jeceshahay 😭😭📍 fagaara kharyada Hargeisa Sh maxamed Haybe Geele

Qaarigeenii Sheikh abdulrashid shekh cali suufi Xafidullaah
11/07/2025

Qaarigeenii Sheikh abdulrashid shekh cali suufi Xafidullaah

09/07/2025

sheikha nasiibkiisa iyo khaatumo wanaagiisa wuxuu kugeeriyooda isagoo taagan carafo oo xajka gudanaayo maalinka carafosanadi 2009 alaha u naxariisto

“Aabahan Qalbigiisa waxaa ka buuxa nuurka Eebe iyo xasilloonida kalimada Alle. Waa tusaale nololeed ah oo muujinaya in d...
04/07/2025

“Aabahan Qalbigiisa waxaa ka buuxa nuurka Eebe iyo xasilloonida kalimada Alle. Waa tusaale nololeed ah oo muujinaya in diinta iyo dadaalka adduun aysan isdiidin, balse is-dhamaystiraan.

Filsan Ahmed “ Waxaan Guursaday afar nin oo aan kala tagnay walina ma helin qofkii nafteyda ku haboonaa, sababta aan ku ...
21/05/2025

Filsan Ahmed “ Waxaan Guursaday afar nin oo aan kala tagnay walina ma helin qofkii nafteyda ku haboonaa, sababta aan ku kala tagnay ragaas waa uun inay nimanka soomaalida dulqaaadka ku yar yahay oo hal cilad ay ku xagxagtaan hablaha, Anigu waxaan ahay inan waxbaratay oo shaqaysata balse dhalinyarinimo ku baratay cabista badeecada taas ayaana keenta ninkasta inuu iiga fiigo, balse waan hubaa waan heli ninka iga igu habboon ee kartida badan”

Faarax sidee u aragtaa hadii xaaskaaga ee badeeco guriga la timaado?

10/05/2025

Qof shacab ah in uu askari u gacan qaado baa qalad ahba bal vedio gaan ila daawo.

Xalay xaafada aad Muqdisho ka dagan tahay wax yeelo intee la'eg ayuu roobku ka gaystayHalkaani waa soobe.
10/05/2025

Xalay xaafada aad Muqdisho ka dagan tahay wax yeelo intee la'eg ayuu roobku ka gaystay

Halkaani waa soobe.

10/05/2025

Yarkaan waxa kudhacey bal ee yaa qaldan baa is leedahay labadooda🤔

09/05/2025

Guur doon weyaa wiil diyaar ah ma idin ku jiraa.

09/05/2025

Caawo halkaas baan dhaafi la ahey muqdisho waa wada bad caawo alow umada buushashka kujirto ugargaar

09/05/2025

Odyga io Habrta Gabadhn Dhaly Hbnkee isku Tagayen inee S*gestan Ba Loqaty🤔

Address

Bellville, Grandwest
Cape Town
6665

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amuna Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share