NB waxaa sharaf wayn ii ah inaa kuso biirto page keyga rasmiga ah ee [NB.]


It is a great honor for me to join you on my official page《NB)MEDIA
(1)

Geeshkeygow guuleysta 🫡🫡
29/03/2026

Geeshkeygow guuleysta 🫡🫡

27/03/2026

Caawa iyo buur hakaba 👁️👁️

26/03/2026

Xil Hon Amina Mursal oo Soo gaartey Degmada buurhakaba
xarunta dhexe ee bedbaadada konfugalbed.

  warar hada isoo gaareya ayaa sheegaya in waqtigii salaada duhur degmada wanlaweyn ay ka gudbeen cutubyo katirsan CXDS ...
26/03/2026

warar hada isoo gaareya ayaa sheegaya in waqtigii salaada duhur degmada wanlaweyn ay ka gudbeen cutubyo katirsan CXDS gaar ahaan kuwooda gor gor oo wata gaadiid dagaal oo aad ufaraban,,

Ciidanka ayaa ku wajahan yihiin degmada buurhakaba waxay qey kanoqon doonaan saacadaha soosocda oo lagu kala bixi doona magaalada baydhabo.

nagu haay 👀👀

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed  oo muhiimad siinaaya sugida amniga Gobolka Baay   ayaa u magacaabay Taliyaha Qey...
22/03/2026

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo muhiimad siinaaya sugida amniga Gobolka Baay ayaa u magacaabay Taliyaha Qeybta Boliiska Gobolka Baay ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed. Gaashaanle Dhexe. Sadiiq Aadan Cali (Duudishe)

Sidoo kale, waxaa Taliyaha Saldhigga Boliiska Degmada Baydhawa Loomagacaabay Gaashaanle Dhexe Aadan Maxamed Axmed (Moora-gaabeey)

Magacaabistaan ayaa ku soo aaday xili xaalado amni daro ka taagan tahay Gobolka Baay ee Dowlad Goboleed Koofur Galbeed, waxaana laga dhowrayaa dib u habeynta Boliiska Gobolka Baay,

Wareer baa jiro Warqad hadii lasoo saarey intee ku shaqeyn doontaa .Bokool waa zave
21/03/2026

Wareer baa jiro
Warqad hadii lasoo saarey intee ku shaqeyn doontaa .
Bokool waa zave

19/03/2026

Waziiradi nicda ahaa oo kasoo jeedey konfugalbed kuli way is casiloyin
Ayado awalba cid tirsaneyso aysan Jirin

19/03/2026

Baraawe ilaa baydhabo 👁️👁️

18/03/2026

Is-Cazilaad Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa iska Cazilay Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Amniga iyo Dowlad Goboleedyada ee uu ka hayey Xisbiga Cadaalada iyo Wadajirka.

18/03/2026

DEG DEG: Madaxweyne Laftagareen wuxuu iska Casilay Xilkii Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga JSP gii Hassan sheikh.

18/03/2026

War weyn ayaa kasoo yeeri doona villa KGS 👀 👁️

Address

Mwahla Steet
Estancia
6242

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when NB posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company in Estancia?

Share