Warsan Tv

Warsan Tv Warsan iyo Weedhsan noogu soo hagaag.

12/12/2025

"Qabiilkeyga Xawaadle ayaan u xirannahay aniga iyo seygeyga, geeri uun ayaa nakala geyn karta". Xamdi Muuse oo ah xaaska wiilka la heyb soocay
sheekada Shariif iyo xamdi ka daawo Youtube-ka
iyo jileec
https://youtu.be/4_SJBWhQ8nU?si=h4Een_Oj88r5XfO9

15/11/2025

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa dhagax dhigay dib-u-casriyeynta iyo dayactirka 18 xarumood oo caafimaad oo laga hirgalin doono degmooyinka Gobolka Banaadir, si bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho loogu fidiyo adeegyo caafimaad oo tayo leh.Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa dhagax dhigay dib-u-casriyeynta iyo dayactirka 18 xarumood oo caafimaad oo laga hirgalin doono degmooyinka Gobolka Banaadir, si bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho loogu fidiyo adeegyo caafimaad oo tayo leh.

13/11/2025

Bulshada Jowhar oo ka falceliyey dhacdooyinkii ka dhacay Sh/hoose

13/11/2025

Madaxweyne h**e Farmaajo oo Muqdisho soo gaaray iyo loolan xoog leh oo bilowday.

02/11/2025

Hooyo iyo carruurteeda oo lagu laayay Galgaduud.

01/11/2025

Maxkamada Racfaanka Galgaduud oo qaadaysa kiiskii rag lagu eedeeyay dilka Hooyo iyo Caruurteeda.

11/10/2025

Guddoomiye Ku-Xigeenka Guddiga Arrimaha Gudaha Aqalka Sare Sanatar Cabdiqani Ugaas ayaa Mudanayaasha Golaha u akhriyay Warbixin ku saabsan ka talo bixinta kaalinta Aqalka Sare ee Arrimaha Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, taas oo ay soo diyaariyeen Guddiga.

10/10/2025

iyo dadweynaha , maxaa kala kala qabsaday?
Kaftan iyo Kedis

06/10/2025

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle iyo masuuliyiin kale ayaa Magaalada Jowhar uga qeybgalay xuska sanad-guurada sagaalaad ee aas-aaska maamulkaas.

Address


Telephone

+252610936379

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsan Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warsan Tv:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share