Abdi Ali Abdikhaliq Nur Ali

14/09/2026

Abdullahi Yusuf Ahmed allow Ku Naxariiso Wuxu Ahaa geesi Aan hadalka La Ganban🇸🇱🤞

07/09/2026

Falastin Yar oo abaheeda kamid ahaa Sarakishi Ku shahiidey Calmiskad Ayaa madax weyne Deni La kulmey 🇸🇱☝️

Waxaan sameyna Yaa sameyn Kara heesti ahayd Ayaa uu daran madax weyne Saciid Abdullahi Deni Puntland oo ah somali half k...
25/08/2026

Waxaan sameyna Yaa sameyn Kara heesti ahayd Ayaa uu daran madax weyne Saciid Abdullahi Deni Puntland oo ah somali half keeda ayuu gaari Ku wada maraya Manta wuxu Ku sugan yahay deganka dhinowda ee gabolka mudug Puntland somalia 🇸🇱

14/08/2026

ilhan Omar oo Mar kale Guul weyn usoo Hoyisey Dadkeeda somaliyed kuwa America jooga iyo kuwa Dalkaba congratulations gushada waa Somali gusheeda ☝️🇸🇴

Ciidamada Puntland ayaa ku baaqay in ay degdeg isugu soo dhiibaan ciidamada weli ku sugan deegaannadeeda ee sheegta in a...
05/08/2026

Ciidamada Puntland ayaa ku baaqay in ay degdeg isugu soo dhiibaan ciidamada weli ku sugan deegaannadeeda ee sheegta in ay ka tirsan yihiin dowladda federaalka Soomaaliya.

Ciidamada Puntland waxay sheegeen in ciddii u hoggaasami wayda amarkan ay ka qaadayaan tallaabo, islamarkaana ay ku fulinayaan howlgal.

War-saxaafadeed ka soo baxay Booliska Puntland ayaa lagu yiri “Ciidanka Difaaca Puntland waxay uga digayaan dhammaan shaqsiyaadka iyo kooxaha hubaysan ee weli ku sugan deegaannada kala duwan inay si degdeg ah isugu dhiibaan Dawladda Puntland, kuna soo laabtaan dariiqa sharciga”.

“Ciddii diidda inay u hoggaansanto awaamiirta hay’adaha amniga waxaa laga qaadi doonaa tallaabooyin adag oo waafaqsan sharciga, waxaana laga fulin doonaa hawlgallo sharciyeysan oo lagu xaqiijinayo amniga, xasilloonida iyo kala dambeynta dalka” ayaa la raaciyay.Judicial appointments reporting

Deegaanno ka tirsan Puntland oo ay ka mid tahay caasimadda Garoowe ayaa waxaa ku sugan ciidamo sheegta in ay ka tirsan yihiin dowladda federaalka Soomaaliya.

07/07/2026

Madax weyne Firshiye oo La hadley reer konfur Galbeed isago Yiri

Somaliland anaga wanalaysay idinkana waa idin soo Masafurisey Marka kuso Laabta magaladiina?

Maxay G jimcaale Kala soo Kulmeen Gudigii Aadey Laascanood?Guddiga Nugaal ee xal u helida xiisadda Garoowe ayaa xalay ka...
07/07/2026

Maxay G jimcaale Kala soo Kulmeen Gudigii Aadey Laascanood?

Guddiga Nugaal ee xal u helida xiisadda Garoowe ayaa xalay ka soo laabtay magaalada Laascaanood, halkaas oo labadii maalmood ee la soo dhaafay kulan kula lahaayeen Gen. Jimcaale Jaamac Takar.

Sida wararka ku helnay , Gen. Jimcaale ayaa diiday in uu wax wadahadal ah lagalo madaxweyne Deni inta uu ku sugan yahay magaalada Laascaanood, islamarkaana loo diidan yahay in uu soo galo magaalada Garoowe.

Puntland ayaa ku doodaysa in dowladda federaalka ay Gen. Jimcaale u magacowday Taliyaha Qaybta 54-aad, haddii uu doonayo in uu Garoowe soo galana uu marka h**e xilkaas iska casilo ama warbaahinta ka caddeeyo in aysan jirin magacaabistaas.

Xukuumadda madaxweyne Deni ayaa dhawaan ku dhawaaqday in aan qof xil ka hayo dowladda federaalka Soomaaliya uusan soo geli karin xuduudaha iyo garoomada Puntland.

Inkastoo xaaladda Garoowe ay hadda tahay mid deggan, hadana waxaa muuqata in aan weli xal loo helin xiisadda u dhaxaysa Puntland iyo Gen. Jimcaale. Kantaroolada iyo goobaha laga soo galo magaalada ayaa weli waxaa ku sugan ciidamadii dhawaan la geeyay

22/06/2026

Nabadon madar Maxamud farah jawaab Fudud siyey Madax weyne ku xigeenka puntland oo yiri qofki xamar taga madaxa hala jaro 👌🙏

02/06/2026

Hogamiyaha Xisbiga EFf ee dalka konfur Africa ayaa h**e usheegay isagona Yiri marki aad ajanibta afrikanka ah aad kaso dashaan waxaad bilaabi doontan dhexdiina inaa qabil qabil isku dishaan

Wayna dhacdey wiil yar 19 jir ah kasoo jeeda gobol Limpopo ee dalka konfur Africa ayaa lagu diley cape town iyago markaas ku diley waxaa tahay ajanabi

Halka uu wilkaas yar yahay South African kaso jeeda gobol kale waatana hoyada dashey wiilka yar oo ka hadleysa sida aay wax udhaceen ✌️

Address

Lismore Avenue
Johannesburg Central

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdi Ali:

Shortcuts

Share