Shaafici Sheekeeye

Shaafici Sheekeeye shaafici sheekeye

22/07/2025

Barnamijka falaqeynta 22/7/2025

Reer arsenal shalay ayaan so qoray xog so taahday hada neefta ma idin ka fuqday pageka follow so dhaha dhalin yaro 𝐇𝐄𝐑𝐄 ...
22/07/2025

Reer arsenal shalay ayaan so qoray xog so taahday hada neefta ma idin ka fuqday pageka follow so dhaha dhalin yaro

𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 π†πŽ! Arsenal ayaa ogolaatay inay Viktor GyΓΆkeres ka dhigto weeraryahankeeda cusub

Manchester United ayaa qarka u saaran inay diirada saarto saxiixyada cusub ee meelaha kale, sida ay warineyso The Athlet...
22/07/2025

Manchester United ayaa qarka u saaran inay diirada saarto saxiixyada cusub ee meelaha kale, sida ay warineyso The Athletic:

β€’ Goolhaye
β€’ Khadka dhexe ee daafaca
β€’ Weeraryahan cusub

Yaad u malaynaysaa inaad tahay?

Manchester United dalab u dirday amaah ah aston villa si ay u hesho martines πŸ‡¦πŸ‡·
22/07/2025

Manchester United dalab u dirday amaah ah aston villa si ay u hesho martines πŸ‡¦πŸ‡·

Mbeumo xeli ciyaareedki tagay 2024/25: waxu aha: -Ciyaaryahanka 3aad goolasha ugu badan ku lug yeesha horyaalka premier ...
22/07/2025

Mbeumo xeli ciyaareedki tagay 2024/25: waxu aha:

-Ciyaaryahanka 3aad goolasha ugu badan ku lug yeesha horyaalka premier league (27)
-Ciyaaryahanka cross yada ugu badan keenay (202)
Ciyaaryahanka xA ugu badan sameeye horyaalka (9.3)
-Ciyaaryahanka boos qaadashada ugu badan sameeya horyaalka premier league (1,038 jeer)
-Ciyaaryahanka 3aad ee masaafada ugu badan (387km)
-Ciyaaryahanka 3aad ee kubadaha ugu badan ku booba kooxda kale goosheeda agteeda (32)

Saxiiix fiican sameesay Man United waaye Mbeumo πŸ”₯

Real Madrid ayaa wadahadalo heshiis kordhin ah kula jirta Gonzalo Garcia kadib markii uu wacdaro ka dhigay koobka kooxah...
22/07/2025

Real Madrid ayaa wadahadalo heshiis kordhin ah kula jirta Gonzalo Garcia kadib markii uu wacdaro ka dhigay koobka kooxaha adduunka

ππ‘π„π€πŠπ„π€πŠπˆππ†: MAN UNITED ayaa mar kale u soo bandhigtay wakiilo ku dhow Sporting DEAL inay afduubtaan GYOKERES DEAL!Jawaa...
22/07/2025

ππ‘π„π€πŠπ„π€πŠπˆππ†: MAN UNITED ayaa mar kale u soo bandhigtay wakiilo ku dhow Sporting DEAL inay afduubtaan GYOKERES DEAL!

Jawaabta dhanka cayaartoyga: KALIYA wuxuu rabaa inuu u ciyaaro ARSENAL.
Wali iskaad kaad ayaa jira wax walba waa macquul

21/07/2025

Barnamijka falaqeynta 21// 2025

Hugo Ekitike  tijaabada caafimaadka ayuu marayaa manta Eintracht Frankfurt si ay u hesho €90M + €5m oo dheeri ah. Ekitik...
21/07/2025

Hugo Ekitike tijaabada caafimaadka ayuu marayaa manta

Eintracht Frankfurt si ay u hesho €90M + €5m oo dheeri ah. Ekitike waxa uu saxeexi doonaa heshiis ilaa 2031 ah.

Manchester United ayaa xiiseyneysa waxayna xiriir la sameysay Sporting Morten Hjulmand.
21/07/2025

Manchester United ayaa xiiseyneysa waxayna xiriir la sameysay Sporting Morten Hjulmand.

Yaa kooxdada ku so baxaaya runta sheeg reer arsenal iyo reer Manchester united
21/07/2025

Yaa kooxdada ku so baxaaya runta sheeg reer arsenal iyo reer Manchester united

Is jiid jiid badan  𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 π†πŽ! Arsenal ayaa ogolaatay inay 70 milyan ginni kula soo wareegto Victor GyΓΆkeres oo ka tirs...
21/07/2025

Is jiid jiid badan 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 π†πŽ! Arsenal ayaa ogolaatay inay 70 milyan ginni kula soo wareegto Victor GyΓΆkeres oo ka tirsan Sporting πŸ’£πŸ”΄

Address

Moi

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252612895230

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafici Sheekeeye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share