08/19/2025
BARAARUG BULSHO
Bulsho waynta gobolka saraar dadka ku nooli
hada waysoo baraarugeen waxayna ogaadeen
inaysan dan ugu jirin qabyaalad ku taageerkii
wax kasta waayo dabarkaas hada waynu soo
jebinaynaa arintan laydhku waa bar biloow
cusub waxaana inoo dhiman waxyaalo kale oo
kasiii waawayn sida helista gobolnimo buuxda
kabkii sool samaynta garoomo kubadeed iyo
garoon diyaaradeed iyo qaar kaloo badan
dhalinyaradda beel-waynta habar jeclo een ku
metelo beel-daajaha guud ee dhalinyaro anigoo
afkooda ku hadlaaya gobolka saraar waa inay
af iyo adin Kay ahaatoba igulasoo dhiciyaan
Xuquuqaha ka maqan gobolada kalee bariga
oo dhana hawshiisa waan ku xejinayaa ee tan
aynu si wada jir ah uga wada hadalno anaaba
idiin bilaabaya ee ogsoonaada midaas
Allaa mahadleh