13/01/2026
Weerarkii 6ad ayay 11 cisho bishan gudaheed uu fuliyay taliska Africom deegaanada puntland sida ay sheegteen Africom.
Weerarkii u dambeyay ayaa ka dhacay meel 27km u jirta boosaaso ugana beegan koofur bari.
Diyaaraha dagaalka mareykanka ayaa beegsaday koox ka tirsan daacishta Soomaaliya. Lama sheegin qasaaraha howlgalka ka soo gaaray kooxdaasi.
Xeebta Tv