07/03/2025
:- Waxa Lasoo Gabagabeeyey Diyaarinta Cisbitaalkii Saddexaad Ee Ciidamada Difaaca Puntland Ku Yeelan Doonaan Deegaamada Cal-miskaad Ee Dagaalada Ka Socdaan.
Waxana Uu Dabooli Doonaa Dawaynta Out Patient Department iyo Gargaarka Degdeg Ah Sidoo Kale Waxa Iyana Halkaas La Geeyey Dhaqaatiir Isugu Jirta Medical Doctors , Clinical Officers iyo Qualified Nurses.
media