Abwaan dhamac1

Abwaan dhamac1 اتق الله حيثما كنت 🙏 Ilaahay ka cabso meel walba oo aad joogtid yes

28/12/2025

SAYID MAXAMED CABDILE XASAN AHUN.
゚viralシfypシ゚ ゚viralシfypシ゚viralシalシ ゚viralシ ゚viralシ

Calankan tawxiidku ku xardhan yahay ictiraaf gaal uma baahna,Ree Somaliland isdajiya walaalayaal gaal waxba idiinma haye...
28/12/2025

Calankan tawxiidku ku xardhan yahay ictiraaf gaal uma baahna,Ree Somaliland isdajiya walaalayaal gaal waxba idiinma hayee.
Abwaan dhamac1

28/12/2025

Xasan sheekh maxamuud_oo abwaan heelaaleAHUN ubixiyay Dhurwaa dharaar ciyar Hada hadalkiisuu muxuu tari wakaase.
Abwaan dhamac1

SORRY WLLO😭😭😭
28/12/2025

SORRY WLLO😭😭😭

28/12/2025

Meherada Hadh qabow yaan loo kala dhadhin dhalin yaro,Halkaasna haloogu hagaago

27/12/2025

Hablaha qoraxay ❤️❤️❤️

27/12/2025

Dhaanto Af hindi ah Ayaan soo wadaa share dhaha.

27/12/2025

Isku maqan kala maqan yaa u maqan?

Fanaankan oo lagu magacaabo khaalid kaamil"Wuxuu sheegay in uu qaban doono Show lagu galayo 500 dollar,Dadku way layaabe...
26/12/2025

Fanaankan oo lagu magacaabo khaalid kaamil"Wuxuu sheegay in uu qaban doono Show lagu galayo 500 dollar,Dadku way layaabeen waxayna is dheheen yaa utagi foona lkn isla markiiba kaarkii showga lagu galayay wuu dhamaaday dadkii loobaahnaana way buux sameen.

Waxaan qaban doonaa insha allah bandhig suugaaneed lagu galayo lacag dhan..........see more
Abwaan dhamac1

26/12/2025

Su aal qaldan jawaab teedii uun iska dheh.😂😂

Address

Corniche Deira
00000

Telephone

+252905265168

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan dhamac1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abwaan dhamac1:

Share