Cumar dhamac1

Cumar dhamac1 اتق الله حيثما كنت 🙏 Ilaahay ka cabso meel walba oo aad joogtid yes

Shinbir duulay meeshuu ku dagi,Daa im baa garaneQalbigaygu wuxuu diidayana, waa docdaa hurudeBal maan daawadiid aado oon...
05/08/2026

Shinbir duulay meeshuu ku dagi,Daa im baa garane
Qalbigaygu wuxuu diidayana, waa docdaa hurude
Bal maan daawadiid aado oon,geelayaga daajjo!
Cumar dhamac1

03/08/2026

Sideedaba nin foolxun maba dalban kulaha ciyaal baa I helay 🤣

03/08/2026
Ethiopia way is bilowdee xuduudaha aan adkaysano ree dds!
01/08/2026

Ethiopia way is bilowdee xuduudaha aan adkaysano ree dds!

31/07/2026

Astaamaha gabadhu sheegtay malihi marka laga reebo laba qofob oo iska dabiici aha ee ii dooma gabadha🤣
Cumar dhamac1

Hanbalyo Walaalkey 1m coming soon. Insha allahAhmed Sobaxay Page
30/07/2026

Hanbalyo Walaalkey 1m coming soon. Insha allah
Ahmed Sobaxay Page

Anigoo ah Daaci Mukhtar, waxaan baafinaya Raxma Ibraahim Ducaale oo ku cusub magaalada Jigjiga. Waxaan ka keenay baadiya...
29/07/2026

Anigoo ah Daaci Mukhtar, waxaan baafinaya Raxma Ibraahim Ducaale oo ku cusub magaalada Jigjiga. Waxaan ka keenay baadiyaha Buuhodle.
Waa sawirka hoose.

Qofkii arka ama haya wax xog ah oo ku saabsan fadlan ha kala soo xiriiraan lambaradan:
📞 +251915220388
📞 +252 65 4988700

Aan raadino ree jigjigoow walaalayaal.

29/07/2026

Walaalayaal wiilka gabadha aan laraadino siiba dhalinyarada ree jigjigoow dhalinyaro qiimo badan baad tihiine aan raadino gabadhaas.

29/07/2026

Africa:sidii loo caayayay waxay gaadhay heer cadaab lagu tilmaamo war meesha yaa naga wada ilaahay yaqaana 🤣
Cumar dhamac1

Address

Corniche Deira
00000

Telephone

+252905265168

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cumar dhamac1 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cumar dhamac1:

Shortcuts

Share