Emirates Loves Somalia

Emirates Loves Somalia A token of appreciation from the Emirates to all the Somali people. We are here to share the success

16/09/2026

Dubai waa xarun ganacsi oo ay dadku ku kulmaan, ganacsina ka abuuraan, riyooyinkoodana ku gaadhaan.

Riyadaada ganacsi maxay tahay? 🌍

11/09/2026

From social media to real estate who is Subeer beyond the screen?

In this conversation, we get to know Subeer , his journey in real_estate, land and social_media, his work in Hargeisa and Berbera, and his thoughts on the real estate market in the UAE and Dubai.

Baraha bulshada ilaa guryaha_iyo_dhulka… Subeer yaa yahay marka laga tago shaashadda? 👀

Waxaan Subeer kala sheekaysanay noloshiisa, baraha_bulshada, hantida_maguurtada iyo dhulka, iyo shaqadiisa Hargeysa iyo Berbera. Sidoo kale, muxuu ka aaminsan yahay suuqa guryaha iyo hantida maguurtada ah ee Dubai iyo Imaaraadka?

Adigu haddii aad dooran lahayd, baraha bulshada mise hantida maguurtada ah? 👇

08/09/2026

Hal silsilad dahab ah, hal sheeko jacayl oo Falastiini ah ❤️🇵🇸

Iyo Abu Dhabi ma ogtahay in maqaaxi sambuus caan ah ay leeyihiin Soomaali, macaamiisheeda badankoodna ay Soomaali yihiin?
...................................................................................................................... One gold chain, one beautiful Palestinian love story. ❤️🇵🇸

And in Abu Dhabi did you know there’s a famous samosa spot owned by Somalis, with many Somali customers?

04/09/2026

Waxaa magaalada Dubai si rasmi ah loogu furay mashruucii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo isku xiraya maalgashiga dahabka iyo teknoolojiyadda casriga ah.

Waxaan wareysi gaar ah la yeeshnay aasaasaha shirkadda, iyadoo ay kasoo qeybgaleen hal-abuurayaal caan ah oo ka yimid daafaha dunida. Tani waa guul weyn oo muujinaysa hal-abuurka iyo hammiga dhallinyarada.

Sidaad u aragtaa isku dhafka teknoolojiyadda iyo maalgashiga dahabka? Aragtidaada hoos nagula wadaag.

31/08/2026

Freek | Somali Rapper 🎤

Born and raised in the UAE, Somali rapper Freek brings music into the conversation at Beat The Heat DXB in Dubai.

Somalis have a special way of giving people nicknames, and Freek is the name that stuck. 🔥

Fanaan Soomaaliyeed oo ku dhashay UAE
Freek wuxuu ka hadlay fanka iyo muusigga Soomaaliyeed, isagoo matalaya codka iyo dhaqanka Soomaaliyeed ee Dubai.

28/08/2026

Why are we coming? 🇦🇪❤️🇵🇸

Not just for an event.
We’re coming to connect, support, share ideas, and celebrate the power of community.

From content creators to business owners, different stories, one meaningful gathering.

29 August | UAE ❤️ Palestine
See you there.

Maxaa nagu keenaya?
Ma aha oo keliya event.
Waxaan u nimid inaan isku xirnaano, is taageerno, fikrado wadaagno, oo aan bulshada dhexdeeda isku soo dhawaanno.

Content creators iyo business owners, sheekooyin kala dugan, laakiin hal kulan oo macno leh.

29 August | UAE ❤️ Palestine

26/08/2026

Content creator ayaa si gaar ah ugu casuumaya bulshada Soomaaliyeed ee UAE inay ka soo qaybgalaan munaasabadda Emirates Loves Palestine. 🇵🇸❤️

Aan isugu nimaadno, aan wadaagno dhaqanka, sheekooyinka

Palestinian content creators are inviting the Somali community in the UAE to join the Emirates Loves Palestine event. 🇵🇸❤️

A beautiful gathering celebrating Palestinian culture, stories, traditions and connection. 🤍

24/08/2026

الأمثال الفلسطينية مش بس كلمات🥰هي حكايات، حكمة، وذاكرة شعب 🇵🇸❤️

من التراث الفلسطيني إلى كل بيت عربي، 🇵🇸🎈❣️تبقى الأمثال حاضرة وتحمل معها قصص الأجداد ومعاني الحياة.

من الإمارات تحب فلسطين × الإمارات تحب الصومال🫡

#فلسطين

21/08/2026

Booqashada dadka buka ee isbitaallada waa caado wanaagsan oo muujisa naxariis, daryeel iyo garab istaag. 🏥🤍

Ha noqon qofka joojiya caadadan quruxda badan. Adiguna qof kale ku dhiirrigeli inuu booqdo bukaanka

زيارة المرضى في المستشفيات عادة جميلة تعبّر عن الرحمة والاهتمام والوقوف بجانب الآخرين. 🏥🤍

دورك اليوم أن تحافظ على هذه العادة الجميلة، وتشجّع شخصًا آخر على زيارة المرضى ونشر الخير من حوله.

عادة خير | Kindness Habit 🇦🇪

#الإمارات

17/08/2026

Haween Soomaaliyeed oo taariikh galay.
Mid walba waxay qabatay wixii waqtigeedu u baahnaa.

Hawa Abdi. Hawo Tako. Arawelo. Edna Adan Ismail.

Mid walba waxay ku samaysay wixii ay gacanteeda ku jiray.

هذه هي المرأة الصومالية: قوة، صبر، عزيمة، وقدرة على الوقوف حين يحتاجها زمنها.

نساء من تاريخنا نفخر بهن، ونتذكر أثرهن مهما مرّ الزمن.

Address

Sheikh Zayed Road
Dubai

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Emirates Loves Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Emirates Loves Somalia:

Shortcuts

Share

Category