WMG Somali TV

WMG Somali TV WMG Somali TV features the latest multimedia technologies, from live video streaming to audio packages to searchable archives of news features & background.

31/10/2024
Gaalkacyo biyaha Roobka waa laga maaraynkaraa, lkn ilaa hadda Dowladda Hoose Degmada Gaalkacyo si dhab ah uma qaada Door...
20/10/2024

Gaalkacyo biyaha Roobka waa laga maaraynkaraa, lkn ilaa hadda Dowladda Hoose Degmada Gaalkacyo si dhab ah uma qaada Doorkeeda.
Halakaas Dadayac masuuliyadeed.

Tartanka Horyaalka Kubadda Cagta Puntland.Homboboro Fc:  V.s Bari Fc:Garoonka:            Cawaale Stadioum Taariikhda:  ...
01/05/2024

Tartanka Horyaalka Kubadda Cagta Puntland.

Homboboro Fc: V.s Bari Fc:
Garoonka: Cawaale Stadioum
Taariikhda: 02/05/2024
Waqtiga: 9:30 Pm galabnimo
Maalihta: Khamiis

Digniin ku aadan khatarta Geedka Garab Waaga ah!
01/05/2024

Digniin ku aadan khatarta Geedka Garab Waaga ah!

01/05/2024

Cabdi Caziz AwYusuf oo ka hadlay Xaalada Dhaqanka Gobolka Mudug.

30/04/2024

Hormarka Ganacsiga Soomaaliya shirkadda Horn petroleum.

29/04/2024

Hormarka Ganacsi ee Deegaanada Puntland ayaa sii kordhaya, Tani waa Shirkadda dhagaxa qoran ee Dhulmaal, gaalkacyo kasoo saarta Dhagaxa qoran ee Guryaha lagu dhisto laguna Qurxiyo.

29/04/2024

Shirkadda AMTEL ayaa ka qayb qaadatay Cagarainta magaalada Gaalkacyo, si wax looga qabto isbadalka Cimilada, korna loogu qadi lahaa Bilicda magaalada iyo deegaana ku xeeran.

09/04/2024

Garoonka Cawaale oo loodiyaarinayo maalinka Ciidka siloogu tukado salaada Ciida

Hon Abdiqani Osman hogaamiyihii Dhalinyarada Gobolka Mudug, ayaa kusoo biiray Saaxada Tartanka Golaha wakiiladda Dowladd...
17/12/2023

Hon Abdiqani Osman hogaamiyihii Dhalinyarada Gobolka Mudug, ayaa kusoo biiray Saaxada Tartanka Golaha wakiiladda Dowladda Puntland ee 2024-29.

Waxaan rajaynayaa in uu kuguulaysto, waxaan ka rajaynayaa in aan ka heli doono matalaad dhab ah, madsaama uuyahay Xog ogaal sifiican uga war qaba Puntland iyo gaar ahaan deegaanada uu matalayo.

Doodaha La isugu keeno Bulshada iyo maamulkooda, waxaa ay laf dhabat uyihiin, in ay abuuranto kalsooni iyo wadashaqayn d...
16/12/2023

Doodaha La isugu keeno Bulshada iyo maamulkooda, waxaa ay laf dhabat uyihiin, in ay abuuranto kalsooni iyo wadashaqayn dhex marta Bulshada iyo maamulkooda.
Women In Media Initiative Somalia waxa au bulshada u sahashay in ay maamulkooda xogwaraystaan, ayna waydiiyaan su'aalaha ka dhex guuxaya ee ay ubaahan yihiin in ay ogaadaan.

Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo waxaa uu waxbin iyo xog waraysi siiyey dadweynaha Dagmada Gaalkacyo, wuxuuna ahaa barnaamij Muhiim u ah bulshada, kuna haboon in la joogteeyo, loogana Mahadceliyo Hay'addii soo qaban qaabisay ee

Adresse

Fußach
6972

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von WMG Somali TV erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen