17/12/2025
Magaalada Boosaaso Nin oday ah oo kamid ah Dadka isticmaala Khamaarka 1xbet ayaa kahelay Lacag gaaraysa $13,000 oo Dollar isla Lacagtii ayuu kuceliyey si uu faaiido kale uraadiyo balse wey ka goosatay wuxuuna soo istaagay $0.
Tani waa mid kamid ah dhibaatooyinka haysta Dadka ciyaara khamaarka 1xbet.