Basma Hassan

Basma Hassan Be careful of your words, You don't know how it affects soft hearted people.🧡

kitaab kasta iyo buug kasta qoraagu wuxuu ka horaysiiyaa cudurdaar ah inuu wixii khalad ah u kasin ama uu qalinka ku ild...
12/03/2025

kitaab kasta iyo buug kasta qoraagu wuxuu ka horaysiiyaa cudurdaar ah inuu wixii khalad ah u kasin ama uu qalinka ku ilduufay lkn kitaabka rabbi waxa lagu bilaabay:

ذَٰلِكَ الْكِتَابُ لَا رَيْبَ ۛ فِيهِ ۛ هُدًى لِلْمُتَّقِينَ

: kani waa kitaab uuna shaki ku jirin haba yaraatee wax shaki ah kuma jiro wuxuuna hanuun iyo waddo toosan u yahay kuwa rabbi ka baqa (mutaqiinta ).

Haka daalin inaad mar walba ka dhigato saxiib khaas kuu ah kitaabka Qur'aanka siiba bishan Ramadan oo ah bisha qur'aanka soo dagay🤎

Ramadan Mubaarak🙏

عَسَىٰ رَبُّنَآ أَن يُبْدِلَنَا خَيْرًا مِّنْهَآ)Aayaddan sare kaaga muuqato, kaga naso xanuun kasta oo ka dhashay fur...
27/02/2025

عَسَىٰ رَبُّنَآ أَن يُبْدِلَنَا خَيْرًا مِّنْهَآ)

Aayaddan sare kaaga muuqato, kaga naso xanuun kasta oo ka dhashay fursad kaa dayacantay, shaqo walba oo aad wayday, jacayl kasta oo aad kala irdhowdeen iyo saaxiib kasta oo aad u haysatay daacad, balse gadaal kaaga xumaaday. Ilaahay, waxa uu kaa qaado xikmad ayuu ka leeyahay, waxa uu kuu daayaana waa naxariis xaggiisa ka ahaatay, ee haddii aad fahanto xikmadda mahadnaq, haddii kalena iska adkayso maxaa yeelay Annagu wax baan qorsheysannaa Alle ne wax buu Noo qorsheeyaa balse Alle qorshayaashiisu waa wada wanaag haba ku xanuujiyaane❤️

‎وَلَا تَقْفُ مَا لَيْسَ لَكَ بِهِ عِلْمٌ ۚ إِنَّ السَّمْعَ ‎وَالْبَصَرَ وَالْفُؤَادَ كُلُّ أُولَٰئِكَ كَانَ عَنْهُ مَسْ...
30/01/2025

‎وَلَا تَقْفُ مَا لَيْسَ لَكَ بِهِ عِلْمٌ ۚ إِنَّ السَّمْعَ
‎وَالْبَصَرَ وَالْفُؤَادَ كُلُّ أُولَٰئِكَ كَانَ عَنْهُ مَسْئُولًا"

Ha raac-raacin wax aanay dani kuugu jirin ama cilmi kugu soo kordhinaynin waayo maqalka iyo araga iyo qalbigaba waa kuwo la iskula xisaabtami doono Oo la is waydiin doono🧡

Dantaada Raaco io waxaa Ajar io cilmi ka heleeysid Aakhiradaadana u Shaqeeso thats Life✅

‎(بَلِ الْإِنسَانُ عَلَىٰ نَفْسِهِ بَصِيرَةٌ)"insaanku isagaa u xog ogaalsan naftiisa" Waxba kuu tari mayso ammaanta kuw...
19/12/2024

‎(بَلِ الْإِنسَانُ عَلَىٰ نَفْسِهِ بَصِيرَةٌ)

"insaanku isagaa u xog ogaalsan naftiisa"

Waxba kuu tari mayso ammaanta kuwa wax amaana marka ay kugu sheegan wax aadan ahayn, sidoo kalena waxba kaa dhimi mayso eedda kuwa wax eedeeya haddii ay kugu tuhman wax aanad ahayn.

Si kasta oo uu u wanaagsanyahay insaanku,
waa hubaal in uu jiro mid necebi,
xitaa Nebiyadii ilaahay mawada jeclayn dadku.
Sikasta oo uu qofku u xunyahayna waxaa lasoo helayaa kuwo jecel. xitaa Fircoon iyo Namruud
kuwo ayaa u sacabo tumi jirey oo Jeclaa.

Sidaas aawgeyd Haka sugin dadkoo dhami in ay ku Jeclaadaan Si Lamid ahne yaanay dib kuu dhigin Dhaliisha kuwa wax eedeeya ee aan ku Jecleeyn.

Maalin wngsan Saxibayal👋

Sanadkaan 2024 wuxuu Maraya Gaba Gabo Haddaba is weydii Sanadkan Bilaawgiisi Qorshayaashi aa dagsatay wax kuu Hir galay ...
16/12/2024

Sanadkaan 2024 wuxuu Maraya Gaba Gabo Haddaba is weydii Sanadkan Bilaawgiisi Qorshayaashi aa dagsatay wax kuu Hir galay Ma Jiraan oo Aad qabsatay mise wuxu kugu dhaafay Sanadka oo dhanba Maala Yacni io Ciyaar....?

Aniga Qorshayaal badan oo 2024 Inaa qabsado dagsaday baa Jiray 90% waa ii Qabsoomeen Alhamdulillah inta kale aan ka gaabiyay ne waxa Rajeyna ina hormariyo sanadka Soo Socda ee 2025 hadu alle idmo ilaahey ne Caafimaad Nagu gaarsiyo oo Noogu dhameeyo.👋

Dhamaanteen waxaa u badannahay Kuwo Sanadka Bilaawgisa waxyaba badan Dagsado hadana Aan 10% xita ka qabanin isla Midka xigana Aan Cashir ka baranin Adiga Ma kuwaas baa Tahay mise waxyaba badan qabsatay??

Waqtiga Lacagi ma Gooyso ee ka Faaideyso waqtigaaga oo Manage gareyso insha allah.

Haben wngsan Dhamaantiin!!

FG: sawirka waa Miiskeyga ee aan wax ku Akhristo ciddi u baahan we adeegsan kartaa👋

15/09/2024

Aduunka si walba Noloshu kuugu Adkaato ama xaaladaha kuugu xumaadan ilaahey Xagiisa u Laabo cibaadada Badso xiriirka alle io Adiga idiin dhaxeeyo ne wanaajiso waa ka gudbee💯

Lkn xaaraan weliga Xal haka dhax raadin Aduun io Aakhiraba Faaido ma Leh👋

Dhalinyarta 1Xbet io Qamaar oo dhan Wax Sahlan u maleeya iska daaya Fadlan Hadi kale waxa imaaneso Maalin aa bacaha gurbinesin Waalli aawgeed Hadeer iska gaar✅

   💯 Aameen👇👇Don't Forget Suuratul Kahf io Salliga Nabiga SCW❤️
12/07/2024

💯 Aameen👇👇

Don't Forget Suuratul Kahf io Salliga Nabiga SCW❤️

Sawir Aa gacantaada ku Qaadday Haduu Jiro Hoos noogu reeb🌚Aniga kuwaan Hoose👋👇
06/06/2024

Sawir Aa gacantaada ku Qaadday Haduu Jiro Hoos noogu reeb🌚

Aniga kuwaan Hoose👋👇

Jadwalkaaga maalmeed 👇♥️🌸️Dhoola cadeeyn ku bilaaw maalinkaaga.🌷️Ilaali salaadaha waqtigooda.🌸️Iska yaree sokorta oo cun...
27/04/2024

Jadwalkaaga maalmeed 👇♥️

🌸️Dhoola cadeeyn ku bilaaw maalinkaaga.

🌷️Ilaali salaadaha waqtigooda.

🌸️Iska yaree sokorta oo cun cuntooyin caafimaadka u wanaagsan.

🌷Ka fogoow dadka dhanka xun lee u fikira.

🌸️Dhaqdhaqaaq badan samee oo ugu yaraan 30 daqiiqo soco ama jimicsi samee.

🌷️Qofna cuqdad ha u qaadin si aanu cimri degdeg kuugu dhicin.

🌸️Wax badan aqri oo maskaxdaada cilmi kusoo kordhi, meeshi shalay ha taagnaan.

🌷️Salaatu duxa, ducada iyo sadaqada maalinle u joogteey.

🌸️Saacid qeyrkaa inta aad awooddo oo wanaaga iyo naxariista ku faafi meel walba✅

Subax wanaagsan Maalinka ha idiin wacnaado🥰

3 raxmadood ayaa noogu sugnaatay maalinka jimco:🩵Saliga nabiga scw🩵Suuratul kahf🩵saacad qiimo badan oo na sugeysa maqrib...
26/04/2024

3 raxmadood ayaa noogu sugnaatay maalinka jimco:

🩵Saliga nabiga scw
🩵Suuratul kahf
🩵saacad qiimo badan oo na sugeysa maqribka ka hor oo ducada la aqbalo 🤲

Jumca mubaarak Dhamaantiin❤️

Adresse

Neugebaudeplatze
Sankt Pölten
3100

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Basma Hassan erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Basma Hassan senden:

Teilen