Hiilqaran tv

Hiilqaran tv caaqilka

11/08/2026

miyaa lala cayaaraa libaax laga careysiiyey

Ciidamada difaaca Puntland ayaa la wareegey Xeradii saldhiga u ahayd ex- PSF Gaalkacyo halkaas oo ay dagaal  kula galeen...
05/08/2026

Ciidamada difaaca Puntland ayaa la wareegey Xeradii saldhiga u ahayd ex- PSF Gaalkacyo halkaas oo ay dagaal kula galeen maleeshiyo gacan ku rimis ah oo halkaas ay DFS ee wakhtigeedii dhamaaday ku aruuriyeen sida xogaha lagu helayo waxaa hadda baaritaan lagu wadaa aagaga xerada iyadoo la tuhunsanyahay in madaxdii ex-PSF ku dhuumaalaysanayaan

AMF hiilqarantv Berlin

21/07/2026

Waa lagu kala baxay laag guuleysta Ciidamada difaaca Puntland waxaa tihiin geesiyaal

16/07/2026

Adeer saaka ma quracatay maya maxa dhacay dekada boosasa xiran eedo saka ma tuka tay saladi subax maya dekeda boosasa xiran adeer arigii malaga iibsaday my dekeda boosasa xiran

Hooyo caruurtu iskuul ma aadeen maya dekeda bosaaso ba xiran bajajta saka inte ka shaqaysay waxba dekeda boosasa xiran aabe xalay ma soo hoyday maya dekada boosasa xiran
Gabadhii uur ma yeelatay may dekeda boosasa xiran.

Qudcur Malab Sade

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! عبدالله احمد محمود, Abdi Shakur Waberi, Mukhtaar Omar Dhe...
08/07/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! عبدالله احمد محمود, Abdi Shakur Waberi, Mukhtaar Omar Dheere, Maxamed Abdi, KHaalitt Yaasin, Ustaah Caisha X Maxamud, Caaqil Amiin

Kulayl noocaan ah waa xaalad cusub dalka Jarmalka A M F germany
28/06/2026

Kulayl noocaan ah waa xaalad cusub dalka Jarmalka

A M F germany

26/06/2026

War deg deg ah, colaada puntland oo...see more

Qofkaan dhaqanka xun ee qays awcilmi shan sano buu boqor burhaan ka Soo caayey qurbaha,Cawana inuu qardho joogo baa la I...
25/06/2026

Qofkaan dhaqanka xun ee qays awcilmi shan sano buu boqor burhaan ka Soo caayey qurbaha,
Cawana inuu qardho joogo baa la Ii sheegay aaway gabdhihii bahdir ha garaaceene,

Mise boqorku cid u hiilisa ma leh,

U sheer gareeya wixii dhiig leh

25/06/2026

Labo sarkal oo ka mid ah ciidanka Nisa aya puntland joga waxayna tiro koobteen ciidanka puntland,
Sicid deni na ma oga,
Khatar wa

Adresse

Vienna

Telefon

+436706529512

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Hiilqaran tv erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Hiilqaran tv senden:

Verknüpfungen

Teilen

Kategorie