ERAR TV Somali Journalist |based in Nairobi|
(1)

06/12/2025

Wallaca daawo ma leeyahay, Dr Hamza Hospitalka Ajyaad.

Safka h**e in la xayirto Sax miyaa.
06/12/2025

Safka h**e in la xayirto Sax miyaa.

06/12/2025

Waxaa la igula dagaalay markaan idhi joojiya Madaarista Bulaacadda laga dul furayo

06/12/2025

Sheekh Mohamed Muuse oo kal mad ka jeediyay Xafladdii Rawdatu Ridwaan

05/12/2025

Dagaalka Boorame halkuu ka bilowday iyo Xogtiisa

05/12/2025

Xildhibaan Abiib Dhiiga wiilshanadu bilaash noqon maayo.

05/12/2025

Xildhibaan Farah Macalin wuxuu Gudoomiye u yahay Dhamaan Xildhinada Somalida

05/12/2025

Waraysi kulul: Daaci Fartuun oo Ka daba tagtay kalmaddii Faqiir ha guursanina waxay diintu ka qabto

04/12/2025

Xidhibaan Faarax: Falastiin Soomaali ayay sugaysaa mana xoroobayso ilaa geesinimada Somali hesho

Maxkamadda ayaa shalay mar kale la hor keenay Hashim, waxaana lagu caddeeyay in gabadh la yiraahdo Deqa oo isaga jeclayd...
04/12/2025

Maxkamadda ayaa shalay mar kale la hor keenay Hashim, waxaana lagu caddeeyay in gabadh la yiraahdo Deqa oo isaga jeclayd uu jarjaray, hilibkeeda iyo lafaheeda uu biyo ku kariyey kadibna uu bac ku guray.

Hashim ayaa kadib bacda ku tuuray qabuuraha Langata.

Max kamadu wali ma aysan ridin wax xukun ah, bal maxay adiga kula tahay.

03/12/2025

Prof: Mohamud Aways oo ka hadlay dadka Maraykanka laga raafayo

03/12/2025

Waxaa maanso ku cabiray dareenkiisa Abwaan Ugaas Abwaan Iimaan Cubeed.

“Bartaa uun ka cowlaw tolkaa bari fog weeyaane……..

Bajaajtan oo mudo toban bilood aha loo haysto il gaadhi oo qiima heedu yahay 1 milyan iyo lix boqol oo kun ayuu abwaanku leeyahay ishu qiimahaa maaha .. Gaadhiga noociisu waa baska yar yar ee HAYRUUFKA layidhaah’do howshu waxay ka dhacday dagmada

Sheekado dhamays tiran abwaanka ayaan ka sugaynaa

Address

12
Brisbane City, QLD
4112

Telephone

+251915559955

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ERAR TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to ERAR TV:

Share

Category