Gudal Media

Gudal Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gudal Media, Media, Hillside.

Gudal Media Waa channel aad ka helaysid Dhacdooyinkii ugu Dambeeyay, Wacyi gelin, Maad & Murti, Warar, Banaamijyo iyo Dhacdooyinkii ugu dambeeyay oo Af Soomaali ah
Marka Subscrib sida aad la socoto waxa cusub Like saar iyo share
Mahadsanid.

25/12/2023

PUNTLAND UMA BAAHNA HORGAL IYO NIN LA SOO GANAY OO LA XOOLAYSTAY.

ARRINTA SSC WAA IN LAGU IXTIRAAMAA GO’AANKOODA WALAALTINIMADII IYO WADA SHAQAYNTIINA AANAY NUSQAAMIN.

09/12/2023

YAA HABAR DILA OO AAN CARARIN

Waxaa Gef iyo Khiyaano Qaran ah in Hanti Dadweyne/ Gaadiid Dowladeed Inta Si Sharciga Baal Marsan Loo Kaxaysto Dad Lagu Laayo Oo weliba La baxsado

Wiilka Madaxweynaha Soomaaliyada Ba’day Ee Xamar 2 Xaafadood Oo ka mid ah Ka Talisaa uu dhalay Ayaa Falkaa Gurracan ku kacay.

Team Maxaan Cunnaa /liqnaa/Xadnaa Ee Xasan Shiikh Maxamuud Horjoogaha u yahay Xataa Sharciyada Wadooyinka iyo Shilalka Gaadiidka ma yaqaaniin.

Hadaba

Denbiyada Uu Galay Ina Gurguurte Waa Laba Denbi Mid Uu ka Galay Shacbiga Soomaaliyeed Iyo Mid Uu ka Galay Dalka walaalaheena ee Turkey.

Turkey Iyagaa Shaqadooda Qabsanaya oo waa Dowlad muwaadiniinteeda Siisa Muhiimadda Koowaad(first priority ) iyagoo maraya Xeerarka Denbiilayaasha Caalamiga ah.

Innaga Maxaa Inala Gudboon Marka

Waxaa Habboon in Wiilkaas Sharafkii iyo Qiyamkii Umadda Soomaaliyeed Ku gafay Oo Gaadiid Dowladeed intuu xaday isagoon Shaqaale Dowladeed ahayn Hadana Sidaa Yeelay
Cadaaladda La Horkeeno Isaga iyo Masuuliyiinta Safaaradda Turkey Oo Qayb ka ah Falkan.

Fg: Shabaab Si Raad gadasho ah ayay Wax Ku Dilaan Goobtana way ka baxsadaan Markay Dil geystaan.

Gudaal.

21/04/2022

Mudane Ahmed Osman Karaash
"The Current Puntland President"

14/10/2021

Address

Hillside, VIC

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gudal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Gudal Media:

Share

Category