Abdo Wiil Dhalin-Yar Ah Oo Eryanaya Ka Dhabaynta Riyooyinkiisa. mahdsanid..

Ku soo dhawaw page-kan Abdourahman Barkhad waxa an ku so gudibin dona maclumad ad wax ka faidi dontid sido kale video ama muqalo gagaban oo ad ka faidi dontid .

28/08/2026

Xooga Nasasho ah 573❤️

26/08/2026

Xooga Nasasho ah 571❤️

25/08/2026

Xooga Nasasho ah 670❤️

Shabeelay Dhul-Beered Cajiiba 💚
22/08/2026

Shabeelay Dhul-Beered Cajiiba 💚

22/08/2026

Xooga Nasasho ah 569❤️

Jig-Jiga Cadey ❤️
20/08/2026

Jig-Jiga Cadey ❤️

17/08/2026

Celebrating my 7th year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

Hugaagu wuu Kula shir Tagaa ileen waa Run , Saka Qaarba Agaasime iyo xildhiban imoday 😂 Casar wanagsan🙌
15/08/2026

Hugaagu wuu Kula shir Tagaa ileen waa Run , Saka Qaarba Agaasime iyo xildhiban imoday 😂 Casar wanagsan🙌

14/08/2026

Xooga Nasasho ah 568❤️

NAFTAADA DAWEE OO BEDEL JADAWALKGA: Inbadan Ducyso , Salaada waqtigeda , jimcsi Badan same , Akhri waxbadan Malinkaga, A...
13/08/2026

NAFTAADA DAWEE OO BEDEL JADAWALKGA:

Inbadan Ducyso , Salaada waqtigeda , jimcsi Badan same , Akhri waxbadan Malinkaga, Akhri Quraanka, cun Cunto Nadiifa.

Ka Fogow Telefankaga, ka fagow dadyowga Quusta, Ka fogow Caadoyinka aan wangsanyn .

la Tartan Naftaada , Naftaada Ha bar-Bar Dhigin Dadka Kale , ka hor-tag Cabsidada hana Quusan.

Address

5 Carey CI Werribee Vic
Melbourne, VIC
3030

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share