Dalmar Media Services

Dalmar Media Services This is the official page of Dalmar Media Services (DMS). It is a news network that publish Dalmar Media Services (DMS)
(2)

11/09/2026

Kulliyadda Tababarka Carmo maanta waxaa Tababar loogu soo xiray dufcad cusub oo ka mid noqonaya Ciidanka Booliska Puntland.

📸 Shubka.

 : Shahaado siinta Ardayda kaalmaha h**e ka galay Jaamacadda Bosaaso-Garowe.
11/09/2026

: Shahaado siinta Ardayda kaalmaha h**e ka galay Jaamacadda Bosaaso-Garowe.

11/09/2026

"Turkiga ayaa raggeenii laayey waxaana taageerayey Dowladda federalka ah ee Waqtigeedii dhammaaday", Guddoomiyaha gobolka Nugaal Cabdulqaadir Foodcadde oo gaarey deegaankii duqayntu ka dhacday ee Garmaal.

11/09/2026

Madaxweynaha Puntland ayaa maanta Tababar usoo xiray Ciidamo cusub oo Booliis ah.

11/09/2026

Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland oo Xukuno ku Ridey Edeysanayaal Xukun Mag ah~~

11/09/2026

Madaxweyne Deni oo Habeen Safaraya oo la Kulmay Roob Degaananada G~Bari..

Muscab Cadaani

10/09/2026

MD Ku Xigeenka Puntland oo uhambalyeey Ardayda Jaamacada Bosaaso

10/09/2026

Maxkamada oo la Horkeenay Eedaysane ku eedeysan Maandooroyaha~

10/09/2026

Gabar Sugaan ku soo Afmeertay Heerkeeda 2aad ee Waxbarashada iyadoo ka Qalanjabisay Jaamacada Bosaaso Garowe --

Muscab Cadaani

10/09/2026

Wasaarada Arimaha Gudaha Puntland oo Kamid Noqotay Wasaaradaha Ugu Shaqada Badan ee Pl

Address

57 Brossard Road Micleham
Melbourne, VIC
0423823537

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalmar Media Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalmar Media Services:

Shortcuts

Share