SBS Somali

SBS Somali SBS is the national multilingual, multicultural, and Indigenous media organisation for all Australians.

Use of this account is subject to SBS Terms and Conditions sbs.com.au/terms

Feedback or complaints sbs.com.au/complaints From its beginnings in 1975, SBS has evolved into a contemporary, multiplatform and multilingual media organisation with six distinctive free-to-air TV channels in SBS, National Indigenous Television (NITV), SBS VICELAND, SBS Food, SBS World Movies, and SBS WorldWatch; an exten

sive radio, audio, and language content network providing more than 60 culturally and linguistically diverse communities with services in their preferred language; and an innovative digital offering, including streaming destination SBS On Demand, available to audiences anytime, anywhere. Follow us on Twitter: twitter.com/SBS
Follow us on Instagram: instagram.com/sbs_australia

HOUSE RULES
This page is a way to get updates, the latest information, promotions and more for SBS and our shows. We'd love for you to leave comments, share photos and videos here. However, please always be respectful of others otherwise or we might need to take down your comments. We also reserve the right to remove spam, reposts, repetitive comments, and those that attempt to interrupt or derail a conversation between other members of the community. Whilst we welcome contributions to our page, we do not endorse the content of those contributions. Contributions should comply with SBS' Network Terms and Conditions and Privacy Policy which are linked clearly below. Network Terms and Conditions
sbs.com.au/terms
Privacy Policy
sbs.com.au/privacy

Laga soo bilaabo bilawgii 1975, SBS waxay lug ku lahayd ururada warbaahinta luqadaha kala duwan iyo gole-kala-duwan oo leh lix mucayin ah oo telefishano SBS oo lacag la’aan lagu daawado, Telefishanka Qaranka ee Dadka Asaliga (NITV), SBS VICELAND, SBS FOOD, FILIMADA ADDUUNKA EE SBS-KA, iyo SBS World Watch; Radio ballaaran (extensive radio), shabakada bixinta wararka bulshooyin ka badan 60 oo leh luqado iyo dhaqama kala duwan; hal abuur lagu bixinayo digital, kuwaas oo ay ku jiraan kuwa toos uga baxaya SBS oo la dalbanayo, ayna heli karaan dhagaystayaashu mar walba, iyo meel kasta. Nagala soco Twitter-ka:twitter.com/SBS
Nagala soco Instagram: instagram.com/sbs_australia

XEERARKA GURIGA
Bogga Facebook-gaan waa hab lagula socdo wixii dambeeyey, macluumaadkii ugu dambeeyey, xayaysiinta iyo waxyaalla badan oo ku saabsan SBS iyo bandhigyadayada. Waxaanu jeclaan lahayn inaad ku dhaafto halkan aragtiyo, nala wadaagto sawiro iyo fiidiyows. Si kasta ha ahaatee, fadlan had iyo jeer ahow qof dadka ixtiraamaya ama waxaa laga yaaba in aan ka saarno aragtidaada. Waxaan kaloo xaq u leenahay in aan ka saaro spam-ka, qoraallada soo noqnoqonaya, aragtiyaha soo noqnoqonaya, iyo kuwa isku daya inay carqaladeeyaan ama leexiyaan sheekada u dhexaysa xubnaha bulshada. Iyada oo aan soo dhowaynayno door qaadashada boggayaga Facebook, mana aqbalayno waxyaallahaas lagu soo kordhiyey. Wixii lagu darayaa waa inay u hogaansamaan shuruudaha Shabakada SBS-ka iyo habraaca gaarka ah taas oo hoos lagu lifaaqay. Shuruurdaha iyo qodobada Shabakada
sbs.com.au/terms
Shuruudaha Barayfasiga
sbs.com.au/privacy

πŸš— Inta aadan safar-dalxiis ugu bixin dhulalka fog-fog ee Australia, ee gaarigu eeri-go'an kaaga jabin, qaybtan Australia...
11/09/2026

πŸš— Inta aadan safar-dalxiis ugu bixin dhulalka fog-fog ee Australia, ee gaarigu eeri-go'an kaaga jabin, qaybtan Australia Explained ka baro macluumaad muhiim oo dalxiiskaaga ka dhigi kara mid aad ku raaxaysato. πŸ‘‡

Miyiga iyo dhulka fogfog ee Australia waxaa ku yaalla goobo badan oo mudan in la booqdo. Inaad ogaato waxa ku sugaya iyo sida aad ugu diyaar garoobi karto safarka ayaa kaa caawin karta inaad si ammaan iyo kalsooni leh ku safarto. Ka dhegeyso qaytan Australia Explained.

Halkan ka dhegeyso wararka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026. πŸ‘‡
11/09/2026

Halkan ka dhegeyso wararka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026. πŸ‘‡

Halkan ka dhegeyso wararka Australia iyo Caalamka ee Jimce 11 September 2026.

Wararkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso. πŸ‘‡
11/09/2026

Wararkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso. πŸ‘‡

Wararkii Soomaaliya ee saaka oo Jimce ah naga soo gaarey Muqdisho, halkan ka dhegeyso.

Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 10 September 2026 halkan ka dhegeyso. πŸ‘‡
10/09/2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 10 September 2026 halkan ka dhegeyso. πŸ‘‡

Warka Australia iyo Caalamka ee Khamiis 10 September 2026 halkan ka dhegeyso.

Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 9 September 2026 Halkan ka dhebeyso. πŸ‘‡
09/09/2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Arbaco 9 September 2026 Halkan ka dhebeyso. πŸ‘‡

Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah Muqdishu naga soo gaarey. πŸ‘‡
09/09/2026

Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee maanta oo Arbaco ah Muqdishu naga soo gaarey. πŸ‘‡

Halkan ka dhegeyso wararkii Soomaaliya ee maanta Muqdishu naga soo gaarey.

Dhegeyso waraysigii Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud, Dr. Mohamed Muse Jibril (PhD) iyo Agaasimaha Xiriirka Caalamiga iyo...
08/09/2026

Dhegeyso waraysigii Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud, Dr. Mohamed Muse Jibril (PhD) iyo Agaasimaha Xiriirka Caalamiga iyo Mashaariicda jaamacadda Cammuud, Mohamed Heban Awale oo socdaal shaqo ku yimid dalka Australia. πŸ‘‡

Dhegeyso waraysigii Guddoomiyaha Jaamacadda Cammuud, Dr. Mohamed Muse Jibril (PhD) iyo Agaasimaha Xiriirka Caalamiga iyo Mashaariicda jaamacadda Cammuud, Mohamed Heban Awale oo socdaal shaqo ku yimid dalka Australia.

Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 7 September 2026 halkan ka dhegeyso. πŸ‘‡
07/09/2026

Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 7 September 2026 halkan ka dhegeyso. πŸ‘‡

Warka Australia iyo Caalamka ee Isniin 7 September 2026 halkan ka dhegeyso.

Ku baro Ingiriisi sida looga hadlo marka aad shaqo ka tegeyso. Ku tabo-baro sida loo qeexo isbeddellada ka dhaca goobaha...
06/09/2026

Ku baro Ingiriisi sida looga hadlo marka aad shaqo ka tegeyso. Ku tabo-baro sida loo qeexo isbeddellada ka dhaca goobaha shaqada, iyo sida suubbban ee loogu jawaabo qof ka tegeya shaqada. πŸ‘‡

Ku baro Ingiriisi sida looga hadlo marka aad shaqo ka tegeyso. Ku tabo-baro sida loo qeexo isbeddellada ka dhaca goobaha shaqada, iyo sida suubbban ee loogu jawaabo qof tegeya shaqada.

πŸ’™ Bisha Sebtembar waa Bisha Wacyigelinta Kansarka Qanjirka Prostate-ka! Fahamkaaga qanjirka prostate-ka, ogaanshaha heer...
04/09/2026

πŸ’™ Bisha Sebtembar waa Bisha Wacyigelinta Kansarka Qanjirka Prostate-ka! Fahamkaaga qanjirka prostate-ka, ogaanshaha heerka halista aad ku jirto iyo barashada fursadaha baaritaanka ayaa kaalin weyn ka qaadan kara in kansarka goor h**e la ogaado lana daaweeyo. Ka dhegeyso πŸ‘‡

Ku dhowaad shantii nin ee Australia ku noolba hal nin ayaa kansarka qanjirka prostate-ku dhacaa waqti ka mid ah noloshiisa. Fahamka halista jirta iyo fursadaha baaritaanka ayaa ka caawin kara in kansarka goor h**e la ogaado lana daaweeyo. Qaybtan Australia Explained ka dhageyso warbixin ku saabsan.....

Address

Level 2 Alfred Deakin Building Federation Square Cnr Flinders And Swanston Streets
Melbourne, VIC
3000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SBS Somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share