Qorahay Web TV

Qorahay Web TV Qorahay Web TV Qorahay Media

08/09/2026

Waraysi Muhiim ah oo isugu jira Taariikh & xogwaran oo uu siiyay Cadaani Geed Fadhi.

07/09/2026

Waraysigii uu Cabdiqaadir Hirmooge (Cadaani) bixiyay 8-dii Luulyo, 1991, wuxuu ka mid yahay dhacdooyinka taariikhiga ah ee muujinaya marxaladdii kala-guurka ahayd ee geeska Afrika, gaar ahaan dalka Itoobiya ka dib dhicidii nidaamkii Malingiste Haile Mariam.

​Shirweynihii Addis Ababa ee geeddi-socodka ku meel gaarka ah looga xaalayay wuxuu platform muhiim ah u ahaa Jabhadda Xoreynta Ogaadeeniya (ONLF) si ay baahida iyo masiirka shacabka Soomaalida Ogaadeeniya uga dhex muujiyaan fagaaraha siyaasadeed ee dalkaas.

06/09/2026

Qur'aan Alkariim Suuradda Maanta.

06/09/2026

AUN: Abwaan Salaan Carabeey iyo Gabaygisii Allaah bariga ahaa

06/09/2026

Cadaani Hiirmooge oo waraysi dheer siiyay Geed Fadhi, Sida ay Urur ahaan ONLF u saameysay markii Qalbi Dhagax loo dhiibay dowladda Itoobiya iyo sida uu haatan xiriirkooda yahay?

05/09/2026

Maxaa ka jiro in ONLF ay haatan Eritrea ciidamo u tababareyso? Muxuuse yahay eedaha ay u heystaan maamulka Puntland?

Xigasho Geed Fadhi

05/09/2026

Waraysi Mudane Cadaani Maxey eheyd Warbixintii Al-Jazeera ka sameysay kooxda ONLF ee dagaalka ka dhex dhalisay dowladaha Itoobiya iyo Qatar?

Xigasho: Geed Fadhi

05/09/2026

Abdiqadir Hirmooge (Cadaani) oo waraysigii Geedfadhi meelo badan taabtay.

05/09/2026

WARAYSI GEEDFADHI iyo Abdiqadir Hassan (Cadaani) Taariikhda Halganka ONLF, iyo Mustaqbalka JWXO. 👇

04/09/2026

MW Hassan horuu u sheegay.

Address

Mirrabooka, WA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qorahay Web TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share