Xarago Media

Xarago Media MuhiyadiinXarago
(1)

29/07/2025

Odayaashii goday gacalo oo soo hadlay

29/07/2025

Deg Deg oromadii Ka banaan baxaya gobalada cusub iyo dagmooyin ee loo magacaabay degaanka Somalida

29/07/2025

Mw "Marka wax la idiin kordhiyo unbaad tidhaah daan waxa na lagu furay qabyaalda qabyaaldu shalayna way jirta manta..seemore

28/07/2025

Mw mustafe oo manta ka hadlay kulan lagu sheegay doorka saxaafadu kuleedahay ka qeyb qaadashada in nabad la dhiso ayaa dhahay halkan waxaa jooga saxafadii oo..seemore

28/07/2025

Shacabka magaalda jigajiga ayaa ka hadlay gobalda cusub ee deegaanka somalidu

WAR-SAXAAFADEED. Dowladda Jubbaland oo War kasoo saartay Dagaaladii Shalay ilaa Xalay Xasan Sheekh Maxamuud iyo Kooxdiis...
28/07/2025

WAR-SAXAAFADEED.

Dowladda Jubbaland oo War kasoo saartay Dagaaladii Shalay ilaa Xalay Xasan Sheekh Maxamuud iyo Kooxdiisa ku qaadeen Shacabka Degmooyinka Baladxaawo iyo Doolow ee Gobolka Gedo.

"Muddo ku dhow toddobaad, magaalada Beledxaawo waxay wajahaysay weerarro isdaba joog ah oo kaga imaanaya ciidamo ku sugan xerada UK ee duleedka magaaladaas, iyadoo shakhsiga hoggaaminaya damacan gurracan oo aan ka tirsanayn CXD, diyaarad dagaal uu eedaysane Xasan Sheekh Maxamuud ku geeyay xerada UK xili inta badan garoomada diyaaradaha gobolka ay cunoqabateyn saaran tahay oo loo diiday dadka shacabka ah inay ka dhoofaan iyadoo aalad dagaal loo adeegsanayo awoodda maamulka hawada Soomaaliya.

Goor h**e oo shalay ah, ciidamadaasi waxay mar kale si toos ah u weerareen magaalada Beledxaawo, oo ay gacanta ku hayaan Ciidamada Dowladda Jubaland. Weerarkaasi wuxuu sababay barakac baahsan, burbur hantiyeed oo xooggan, iyo cabsi laga dhaxlay hub culus, oo si aan loo meel dayin loogu garaacay gudaha magaalada. Intaa kaliya kuma ekaan, ee ciidamadaasi waxay sidoo kale biliilaaysteen guryo ay dadkii lahaa ka qaxeen, taasoo si cad u muujinaysa in aanay wax dan ah ka lahayn shacabka iyo deegaanka.

Dhanka kale, ciidamada nabadsugidda ee ka amar qaata eedaysane Xasan Sheekh Maxamuud ee fadhiigoodu yahay magaalada Doolow, ayaa xalay weerar gardarro ah ku qaaday xarumaha ciidamada Dowladda Jubaland ee magaaladaasi. Weerarkan wuxuu astaan u yahay damaca sii fidaya ee ah in la carqaladeeyo xasilloonida Jubaland, iyadoo la adeegsanayo awood ciidan oo sharci darro ah isla markaana colaado daba dheeraada laga abuuro deegaanka.

Dowladda Jubaland waxaa ka go’an ilaalinta amniga shacabka, difaaca dhulka Jubaland, iyo ka hortagga dhammaan qorshayaasha gurracan ee ay wadaan taliska eedaysane Xasan Sheekh Maxamuud.

Weerarada uu eedaysane Xasan Sheekh Maxamuud kusoo qaaday Jubaland waxay si toos ah u wiiqayaan dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, waxayna carqaladeynayaan jihadii mideysnayd ee lagula dir

28/07/2025

Xildhabaan suaalo adag soojeediyay "maxaa looga tagay magalooyin dagmo way u qalmeene

27/07/2025

Mw mustafe oo si ayaa si yaabo Kala duwan uga hadlay xaldaha taagan

27/07/2025

Deg Deg beesha samaroon oo banaan baxyo isugu sobaxaday

27/07/2025

Mw kuxigeenka DDS ayaa dhahay hadii manta ay joogi lahaa yeen waxay keeni lahaayen wax ku dhadhow waxan un

27/07/2025

Deg Deg ayaasha beesha Arab ayaa dhahay dagmooyinkii lamagacabay waa nalaga qadiyay

27/07/2025

"Maxamed shalle waan ka doodanay gobalada ka dibna waxan qaadanay .seemore

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xarago Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xarago Media:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share