Xussein Teesow Aflaw

Xussein Teesow Aflaw DEG DEG ILAAHAY ALBAAB WALBA OO KAA XIRAN KUU FUR HADDII AAD SOO QORTO SCW SCW صلى

02/09/2024

Deg Deg Qabiilada 25ka Xildhibaan ee Xasan Sheekh Xasaanada ka qaadayo iyo Buuq Xoogan oo taagan

Tuunis-kii Qadiimiga ahaa ee 4,500-sano jir ee Matxafka Masar.
02/09/2024

Tuunis-kii Qadiimiga ahaa ee 4,500-sano jir ee Matxafka Masar.

01/09/2024

Waajid oo la dareen noqotey Xudur ayaa shacab keeda iska diiday in Ciidamada itoobiyo ay ka baxaan gobalka Bakool. Codka


"Itoobiya Markasta garabkeena ayay taagneyd mayeeleyno in la yiraahdo Dalka ka baxa" Bulshada Reer Waajid

01/09/2024

"Itoobiya Markasta garabkeena ayay taagneyd mayeeleyno in la yiraahdo Dalka ka baxa" Bulshada Reer Waajid

31/08/2024
25/08/2024

Xaliimo qiyaano badanaa hadad arkin watan wax ma arki I aamin halkan maxakaga sobaxay adiga ayaa kuweydineyaa ????????

Sayid-Cali oo maanta la soo taagay maxkamada sare ee dalka  maxad rajeynaysa ????
24/08/2024

Sayid-Cali oo maanta la soo taagay maxkamada sare ee dalka maxad rajeynaysa ????

DEGDEG Wasiiru dowlihii madaxtooyada Galmudug oo QoorQoor Safkiisa ka baxay. Waxaan maanta oo ay taariikhdu tahay 19 Aug...
19/08/2024

DEGDEG Wasiiru dowlihii madaxtooyada Galmudug oo QoorQoor Safkiisa ka baxay. Waxaan maanta oo ay taariikhdu tahay 19 August 2024 halkaan ku soo gudbinayaa warqada Is Casilaadeyda xilka Wasiiru Dowlaha madaxtooyada Galamudug oo aan hayay mudadii ay dhisneyd Xukuumada Madaxweyne Axmad Cabdi Kaariye Qoor Qoor. anigoo aminsan in aan si hufnaan iyo daacadnimo ku jirto ugu adeegay Shacabka Reer Galmudug, isla markaana ilaaliyey mas'uuliyadii ballaarneyd ee madaxda Galmudug igu aamineen" Go"aanka is Casilaadeyda oo aan hab qoraal ah ugu gudbiyay madaxweyne Qoor Qoor ayaa waxa uu ku saleysan yahay arrimo aniga ii qaas ah. Waxaana uga mahadcelinayaa Kaabaheygii h**e fursada uu ii siiyay inaan u adeego shacabka Galmudug, waxaana ugu adeegi doonaa reer Galmudug aniga oo xil haya ama aan heynin. Sidaas owgeed, waxaan mar kale cadeynayaa in aan Iska Casilay xilka wasiiru dowlaha Madaxtooyada. Ugu dambeyn, waxaan u rajeynayaa bulshada reer Galmudug in ay ka shaqeeyaan nabadda iyo xasilloonida dhexdooda ah, ayna ka baaqsadaan dagaalada dhiigu ku daatay ee u dhaxeeya beelaha walaalaha ah.

Wabillaahi Towfiiq Cumar Shido

19/08/2024

Ka-qaybgalka Itoobiya ee hawlgallada amniga ee Soomaaliya maaha mid laga doodi karo: Wasaaradda Arrimaha Dibadda🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Ethiopia's participation in Somalia security operations not up for debate: Foreign Affairs Ministry🇪🇹🇪🇹🇪🇹

Itoobiya waxa ay xaq u leedahay in ay sii wado in ay qaado tillaabo ka dhan ah hanjabaadaha Al-Shabaab iyada oo ay jirto ama la’aanteed howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

Ethiopia is within its rights to continue taki action against the threats posed by Al-Shaba with or without an AU-led peacekeeping mission in Somalia, say officials at the Ministry of Foreign Affairs.🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

Adresse

Democratic Republic Of The

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Xussein Teesow Aflaw publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Partager