Bur burshe tv

Bur burshe tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bur burshe tv, Digital creator, Rajshahi Division.

Sanadka 1447/01/01 ee hijriga allaah hanooga dhigo mid barkeysan oo barwaaqo iyo baraare leh dalkana allaah hanoo hagaaj...
26/06/2025

Sanadka 1447/01/01 ee hijriga allaah hanooga dhigo mid barkeysan oo barwaaqo iyo baraare leh dalkana allaah hanoo hagaajiyo aamiiiin

17/06/2025

Guul ama geeri

03/06/2025

Masaajid ayaan ku dayactirnay 5 dollr o musharadkeyna aan kajarnay hada waxaa u dhiman kaliya rinjigi albaabada kaliya iyo roogi ayaa sadaqa labaxaayo 50 doolar rinjiga ayaa joogo

615539431 . 5 dollars 10 /20 /50 _100

Sharcigaa Cidkasta ka Awoodd Badan Haddii Sharciga Ladhinac Marana Qof, Koox Ama Ummadd Ka Awoodd Badan Ummadd kale Maji...
09/05/2025

Sharcigaa Cidkasta ka Awoodd Badan Haddii Sharciga Ladhinac Marana Qof, Koox Ama Ummadd Ka Awoodd Badan Ummadd kale Majirto Illaa 1991-kii Ayaana Wadadaas Soo Heyne

Baakaay Cumar Waa Muwaadin Soomaaliyeed Dimbi Hadow galana Maxk**add ayaa Looga Yeeri karaa lkn Ma ahan Caga Jugleyn, Argagixisnimo in Abaal Looga dhigo Muwaadinka Soomaaliyeed Markow Kayimaado Furimaha Cadowga Lagu Wajahayo

Dalka Waxow Leeyahay Hey'ado Uxilsaaran Qofkii Tuhun galo ineey Tuhunkii Banaanka kenaan oo Eey Dimbiile Kadhigaan ama Muwaadinka Eey biriyelaan oo ow Dalkiisa Ugu Nolaado Asiga oo aan Cidna ka Cabsaneyn Allihii abuurte Maahine

Hey'daha Amniga Ee Guryaĥa ugu daadanayo Saq-dhexe Muwaadininta Soomaaliyeed ee eey Masuulka-kayihiin Amnigooda Una Geeysanayaan Jirdilka,Sharaf Dilka iyo Dhaca Hantida Muwaadiniinta Soomaaliyeed

Ma ahan Wax loodul-qaadakaro Mana ahan Wax lagu yaqaan Dowladdnimo ee Haka Waan tobaano oo Sharciga ha u Hogaanadaano

Haddii kale oo eey Sii wadaan Argagixisnimada iyo habdhaqanka ah Sida Jabhad Arxan daran Waxba k**a Duwano Argagixisada Dagaalka Kulajirto Ummadda Soomaaliyeed iyo Dowladooda

gen saalax yacquub &g/le dhexe sandhere معلم جمعال
02/04/2025

gen saalax yacquub
&g/le dhexe sandhere
معلم جمعال

02/04/2025
24/03/2025
23/03/2025

khawaarijta culimada ayaa taqaan ila dhegeyso codkaan

23/03/2025

Address

Rajshahi Division

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bur burshe tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share