Sahab Media

Sahab Media Welcome to the official
page of Sahab Media

"Berdaale  maalinimada jumcada waa mashwuul zaid ah warbaahinta Sahab Media ayaana ukuurgashey suuqyada kala duwan ee ku...
04/09/2026

"Berdaale maalinimada jumcada waa mashwuul zaid ah warbaahinta Sahab Media ayaana ukuurgashey suuqyada kala duwan ee kuyaala, degmada Berdaale.

DEG DEG: Maxkamadda Racfaan Gobolka Banaadir oo amartay in xabsiga laga saaro oo Xorriyadeeda dib loogu celiyo Sacdiyo B...
12/08/2026

DEG DEG: Maxkamadda Racfaan Gobolka Banaadir oo amartay in xabsiga laga saaro oo Xorriyadeeda dib loogu celiyo Sacdiyo Bajaaj.

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir oo Jabisay Xukunka Maxkamadda Gobalka Banaadir ee 3-Sano Xabsi ugu riday Sacdiyo Macalin Cali ayaa amartay in Xorriyadeeda dib ugu celiyo Sacdiyo.

11/08/2026

Hooyo haawo Ibrahim dooyow wa Hooyo somaaliyeed oo wiilkeeda kudhibaateysan dalkaasi libiya bulshada muslimiinta ah ayey caawinaad kadalbatey si khaas ah Abdulkadir Mohamed Nur iyo gudoomiye please u share gareey 😪 📞0618619045

10/08/2026

'Waxan warbixin idinka soodiyaariyey hooyo somaaliyeed oo wiilkeeda liibiya kuxidhan yahay in mudo ah aynu caawino wllyaal, waakan
Number keeda 📞618619045

30/07/2026

Taliye Mahad Abdirahman Aden loyaqaano taliye shub ayaa xanjabaad xawada umariyey maamulka cusub ee Koonfur Galbed Somaaliya

29/07/2026

Akhuna Media

Sahab Media – Codka Bulshada, Iftiinka Wararka.Sahab Media – Xaqiiqda iyo Hufnaanta.Sahab Media – Warar Lagu Kalsoon Yah...
29/07/2026

Sahab Media – Codka Bulshada, Iftiinka Wararka.
Sahab Media – Xaqiiqda iyo Hufnaanta.
Sahab Media – Warar Lagu Kalsoon Yahay.
Sahab Media – Halkaan Ka Ogow Dunida.
Sahab Media – Xog Sax ah, Waqti Sax ah.
Sahab Media – Wararka Maanta, Aragti Fog.
Sahab Media – Waxaan Ku Soo Gudbinaa Xaqiiqda.

Hindiya ayaa xabsi daa'in ku ridday 44 nin oo Soomaali ah,kuwaa oo maxkamadda Mumbai ay ku eedeysey falal burcad-badeed ...
22/07/2026

Hindiya ayaa xabsi daa'in ku ridday 44 nin oo Soomaali ah,kuwaa oo maxkamadda Mumbai ay ku eedeysey falal burcad-badeed & afduubka laba markab oo marayey biyaha caalamiga ah, 2024-kii.

Ragga la xukumay oo ka soo jeeda Puntland ayaa maxkamadda ka horsheegey; in sannadaha ay xidhnaayeen ay la kulmeen xabsi-daran, cunto la'aan, ehel la'aan & dowlad la'aan, iyaga oo intaasi ku daray in afduubka maraakiibta ay u geysey duruufta dhaqaale ee ka jirta dalka, balse maxkamadda ayaa diidey codsigooda una dirtay madaxaa-haku-furto!

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Mohamud Mohamed, Nabadoonka Leysaan, Safiyo Isxaaq Xaji K...
22/07/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Mohamud Mohamed, Nabadoonka Leysaan, Safiyo Isxaaq Xaji Konei, Cabdi Kariin, Máháđ Yáckúb Hússéin, Abshir Maxamed, Mohamett Renzo, Abdirashid Daacad, Maxamed Guuto, Timiro Yuusuf Mohamed, Cabdulahi Baariyow, Maxamed Manuur, Abdiraxman Daahir Maanka, Nimco Ibraahim

21/07/2026

"Warbaahinta Sahab Media ayaa udiyaar ah in ay idin soogudbiso warar iyo wareysiyo, kalasoco warar sugan barnaamijyo kadhigo wehel ama saxiib oo nagu soobiir gareyso!

Address

Rajshahi Division

Telephone

+252619925968

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahab Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sahab Media:

Shortcuts

Share

Category