
15/10/2025
DEG DEG Xildhibaan SaranSoor iyo Xildhibaan Xasan Eelaay ayaa goordhow uu dhex maray dagaal gacan ka hadal ah.
Labada mudane ayaa feer isla dhacay waxaana la xaqiijiyey in markii h**e ay murmeen kadibna uu gacan qaadka uu lahaa Eelaay.
Labada mudane ayaana hada ku kala tagay "Waa inoo taalaa".
Lama oga waxa ay isku heystaan.
Sidee u aragtaa